image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

ASKAR dil gaystay oo lagu dilay duleedka magaalada Baydhabo

Baydhabo(ONKOD)Xuseen Cali Macalim limaan (Gurey) oo ka tirsan Daraawiishta Koonfur Galbeed, Cabduwaaxid Cali Sheikh Aadan oo ka tirsan Militaryga iyo Cabdulaahi Ibraahim Yarow (Borow) oo Boliiska KGS ka tirsan ayaa saaka Baydhabo Dusheeda looga Oofiyay Dambiyo dhiig Daadin ah oo ay Hore u galeen.

Labada Hore ayaa Beerta Qurun Jiis oo Degaan Degmada  Baydhabo ku taal ku dhex Dilay marxuum Muxudiin 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 Cabdiraxmaan June 18 2018-kii.

Cabdullaahi waxaa uu Dilay Isgoowe 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 Aadan June sedaxdeedii sanadkan, marxuumka ayaa ahaa Farmashiiste isku diyaarinayay Guri gal laakiin u dhintay ka doodidda  xabad kor loogu riday.

Maxkamadda ciidamada ayaa sidoo kale saakay xukun dil ak ku fulisay Cabdulaahi Ibraahim Yarow (Borow) oo isna lagu helay in dil u geestay Isgoowe Maxamed Aadan, waxa uuna dilkan bishii June ka dhacay isla magaalada Baydhabo.

Fagaare kuyaalla magaalada Baydhabo ayaana saakay lagu toogtay saddex askari oo katirsanaa ciidanka kala duwan ee maamulka Koonfur Galbeed

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.