image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Koox hubaysan oo macallimiin dugsi ku laayay Sh. Dhexe

Jowhar  (ONKOD) Wararka aan  ka   helayno gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya  in koox hubaysan oo ay laayeen xer quraan  akhris kaga yimid deegaano ka mid ah gobolkaas.

Dilkan ayaa  sida wararka ay sheegayaan salka ku haya arrimo ku saabsan aano qabiil , waxaana halkaas ka taagan xiisad ka dhalatay arintan.

Inta  la xaqiijiyay  5  qof ayaa la dilay  kuwaas oo la sheegay in hal meel lagu qaarijiyay taas oo keentay in caro badan ay ka dhalato.

5 qof ee la dilay oo xer ahaa ayaa ku socday tuulada Xaaji Cali, iyagoo ka soo laabtay Quraan akhris.

Mudooyinkan waxa ka taagnaa deegaannada hoostaga degmada Cadale, dagaal qabiil oo lagu dilay dad badan, tuulooyinna lagu gubay.

Dhawr jeer oo shirrar dibu-heshiisiin ah loo qabtay qabaa’ilka deegaanka ku dagaalamaya ayaa guuldarro ku dhammaaday, waxayna dagaalladan si goos goos ah u dhacayeen muddo dhawr sano ah.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.