image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

WAQTIGA ATMIS oo dhamaad ku dhaw iyo saldhigyo kale oo ay wareejiyeen

Raaga Ceelle (ONKOD )Ciidamada  ATMIS ayaa saldhigii ay ku lahaayeen Degmada Raaga Ceelle ee Gobalka Shabeellada dhaxe ku wareejiyay ciidanka xoogga dalka, waxaana munaasabadda goob joog ka ahaa Saraakiil ka tirsan Xoogga dalka.

Qoraal ka soobaxay ATMIS ayaa lagu yir’’ Ciidamada ATMIS ee Burundi ayaa hadda loo daabuli doonaa gobollo kale oo Soomaaliya ka mid ah si ay u xoojiyaan ammaanka”.iyaga oo taageeraya xooga dalka ee  howlgallada wada.

Wareejinta xeradaan ayaa waxaa ay kusoo aadaysaa iyada oo xerooyin badan ay ka baxeen ciidanka ATMIS lagu wareejiyay ciidanka Soomaalida, taas oo qeyb ka ah hannaanka ciidanka dowladda amniga kula wareegayaan

Xil Wareejintan ayaa qeyb ka ah dib u habeynta ciidamada ay sameynayaan hawlgalka ATMIS iyo DFS, si ay u xoojiyaan howlgallada ka dhanka ah Al Shabaab ee ka socda dowlad goboleedka Hirshabelle.

Ciidamada Burundi ee qaybta ka ah ATMIS ayaa hadda loo wareejin doonaa Gobolada kale si kor loogu qaado amniga iyadoo la eegayo hakad galinta bixitaanka ciidamada ATMIS mudada 3 bilood ah oo ay DFS codsatay.

Deegaanka Raaga Ceelle oo ka tirsan Gobolka Shabellaha Dhexe, ayaa waxaa gacanta ku haayay Ciidamada Burundi kuwaasoo dusha kala socda ammaanka ATMIS Sector 5.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.