image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Israa’iil oo dadkeeda kaga digtay iney kabaxaan Masar &Urdun

Tel Viv (ONKOD) – Israa’iil ayaa muwaadinintooda kusugan wadamadda Carabta ah ugu baaqday iney kasoo baxaan maadaama cabsi xooggan ey kaqabaan in labeegsado muwaadiniintooda kudhaqan wadamadda Carabta ah.

Sidoo kale, Wakaalada wararka ee AFP ayaa shaaca kaqaaday in Israa’iil ey sheegtay in muwaadiniintooda kusugan Masar iyo Urdun in si deg deg ah uga baxaan wadamadaas, kuwa hada qorsheynayayna eyjoojiyaan aaditaanka wadamdaas.

Dhanka kale, Bayaan culus oo kasoo yeeray golaha ammaanka Israa’iil ayaa lagu sheegay digniinaha safarka Masar iyo Urdun ilaa heerka 4aad tala bixinta in aan loosoo safri karin dalalkaas kuwii sii joogeyna iney si dhaqsi ah uga baxaan.

Israel ayaa sidoo kale horey uga dirtay muwaadiniintooda ku sugan dalka Turkiga in ay feejignaadaan, waxa ayna digniinahan imaanayaan xilli dadka Muslimiinta ah ka carroodeen xasuuqa Isreal ka wado magaalada Gaza.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.