image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

SSC – oo dusha ugu tuurtay dagaal dhaxmaray [ iyaga ] Somaliland

Laascanood (ONKOD) Ciidanka Somaliland iyo kuwa maamulka dhawaan- galka ah ee SSC Khatumo ayaa maanta oo Arbacaha dagaal uu ku dhaxmaray deegaano ka mid...

Laba qof oo OROMA ah oo lagu dilay gobolka Sanaag

Sanaag (ONKOD) Wararka naga soo gaaraya deegaanada maamulka Puntland ayaa sheegaya in halkaas lagu dilay laba qof oo u dhashay  Oramada Itoobiya oo halkaas...

Maxaa ka socda maanta magaalada Garoowe oo rabashado ay ka dhaceen ?

Garoowe (ONKOD) Magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland waxaa ka soconaya dadaal lagu doonayo in lagu dejiyo xiisad ka dhalatay YouTuber lagu magacaabo...

Gabar SOOMAALI ah oo noqotay Duqa magaalo ku taala USA

St. Louis Park(ONKOD) Naadiya Maxamed oo Soomaali ah oo Noqotay Guddoomiyihii Degmo Ee Ugu Da’da Yaraa 170 oo Mareykanka Lagu Doortay. Codbixiyeyaasha magaalada St. Louis...

Iska horimaad Khasaaro gastay oo Garawe ka dhacay

Muqdisho (ONKOD ) Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee caasimadda maamulka Puntland ayaa sheegaya in halkaasi goordhaw ka dhacay iska horimaad sababay khasaaro isugu...

WARBIXIN : Sida magaalooyinka ugu kala daran yihiin saamaynta fatahaadaha

Muqdisho (ONKOD) Roobabka Deyrta ayaa siweyn uga da’aya inta badan gobollada dalka, waxaana isasoo taraya khasaaraha ka dhashay fataado iyo daadad roobabka, waxaana xaalad adag...

Qaramada – Midoobay ‘’GAZA waa qubaaraha caruurta Falastiin’’ -Argagax

Gaza (ONKOD ) magaalada Gaza ee dhulka Falastiin waxaa wali ka soconaya duqeymaha ay gaysanayaan  ciidanka Yahuuda kuwaas oo kumanaan shacab ah ku laalay...

Toga Garbaharay oo qof ku dhintay & magaaalooyinka kale oo go’doosan

Garbahaaray (ONKOD) Warrarka ka imaanay gobolka Gedo ayaa sheegaya in gabi ahaanba ay go’doon gashay degmada Luuq kaddib markii webiga Juba uu ku fatahay...

Daadad xoog badan oo ku dhuftay Gaalkacyo & khasaaraha jira

Gaalkacyo (ONKOD) Roobab mahiiggaan ah oo saacadihii u danbeeyay ka da’ay gobolka Mudug ayaa daadad ku soo rogay magaalada Gaalkacyo. Daadad xooggan ayaa sida wararku...

Xubo ka mid ah Xamaas oo booqasho ku tagay Tehran

Gaza (ONKOD) Madaxa siyaasadda u qaabilsan ururka reer Falastiib ee Xamaas Ismaaciil Xaniyeh ayaa booqasho aan horey loo shaacin ku tagay magaalada Tehran ee...

Dowladda oo HADDA uun ku baraarugtay dagaalada ciidanka Dowladda

Muqdisho (ONKOD )  Ciidanka Dowladda Soomaaliya  dhaxdooda ayaa maalmihii la soo dhaafay ku dagaalamay meelo kala duwan oo dalka ah sida Jowhar iyo magaalada...

Colaadihii Hore Cashar Laguma Qaadan Miyaa?

Nairobi (ONKOD) Nasiib darro waxaa ah in maanta oo dunida ay amuuro kale ka socdaan, ayna jiraan khataro kale oo saameyn kara nolosha aadanaha...

GAMUDUG : Amar la dul dhigay Maleeshiyaadka dagaalamaya

Dhuusomareeb (ONKOD) – Taliska ciidanka booliiska Soomaaliyeed, ayaa cutub ciidanka daraawiishta booliiska Soomaaliyeed ah u diray deegaanno hoos yimaad Degmada Cadalle, halkaas oo ay dhawan...

Somaliland oo 5 qof toogatay saakay kuwaas oo horey ku eedeysnaa dilal

Hargeysa (ONKOD) — Xafiiska Xeer ilaalinta guud ee Somaliland ayaa maanta shaacisay in saakay la toogtay 5 ruux oo ku eedeysan in ay horay...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.