image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Dowladda oo HADDA uun ku baraarugtay dagaalada ciidanka Dowladda

Muqdisho (ONKOD )  Ciidanka Dowladda Soomaaliya  dhaxdooda ayaa maalmihii la soo dhaafay ku dagaalamay meelo kala duwan oo dalka ah sida Jowhar iyo magaalada Muqdisho.

Ciidankan ayaa isku maandhaafa arrimo ku saabsan , maamulida  baraha kantarool ee ay ku sugan yihiin ama kala shaki soo kala dhax gala labada dhinac ee ciidanka Dowladda Soomaaliya.

Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka – hadashay dagaal dhax mara ciidanka dhaxdooda isla markaana soo saartay digniin arrintaas la xiriirta.

Wasaaradda  ayaa si gaar ah waxa ay diirada u saartay warka ka soo baxay dagaalkii ciidanka Dowladda ku dhaxmaray magaalada  Jowhar ee maamulka Hirshabeelle halkaas oo lagu weeraray ciidanka Guddoomiyaha Barlamaanka maamulkaas.

Warsaxaafadeedka ayaa waxaa lagu sheegay in wasaaraddu ka xun tahay dhacdadii shalay ka dhacday nawaaxiga garoonka diyaaradaha ee magaalada Jowhar.

Sidoo kale waxa ay intaasi ku dartay inay xanuunka la qayb-saneyso HirShabelle, gaar ahaan mas’uuliyiintii iyo askartii ku dhaawacantayt dagaalkaasi.

“Wasaaraddu waxa ay xanuunka la qaybsaneysaa mas’uuliyiinta iyo ciidamada ay halkaasi waxyeeladu kusoo gaartay” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay wasaaradda.

Si –  kastaba  ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa marar badan waxa uu iska hor imaad ku dhaxmaray  meelo badan oo dalka ah .

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.