image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Xubo ka mid ah Xamaas oo booqasho ku tagay Tehran

Gaza (ONKOD) Madaxa siyaasadda u qaabilsan ururka reer Falastiib ee Xamaas Ismaaciil Xaniyeh ayaa booqasho aan horey loo shaacin ku tagay magaalada Tehran ee caasimadda dalka Iran, waxa uuna la kulmay madaxda ugu sareysa dalkaasi.

Ismaaciil Xaniyeh ayaa tagay magaalada Tehran shalay oo Sabti ah, waxa uuna kulan gaar ah la qaatay madax sare oo katirsan dalka Iran uu ku jiro hogaamiyaha sare ee kacaanka dalka Iran Ayatullah Cali Khamenei.

Labada dhinac ayaa kawada hadlay xaalada ka taagan magaalada Gaza iyo dagaalka u dhaxeeya xoogaga wax iska caabinta ee Xamaas iyo ciidamada gumeysi doonka ee yahuuda Isreal.

Hoggaanka sare ee Iran ayaana garab istaag iyo taageero u muujiyay ururka Xamaas ee dagaalka kula jira ciidamada Isreal, waxa ayna Iran boggaadisay sida kooxda Xamaas isaga difaacanayaan duullaanka Isreal.

Madaxa siyaasadda kooxda Xamaas Ismaaciil Haniyeh ayaa maalmo kahor sidoo kale booqasho ku tagay magaalada Moskow ee caasimadda dalka Ruushka, waxa uuna halkaasi kula kulmay madax katirsan dowladda Ruushka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.