image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

SSC – oo dusha ugu tuurtay dagaal dhaxmaray [ iyaga ] Somaliland

Laascanood (ONKOD) Ciidanka Somaliland iyo kuwa maamulka dhawaan- galka ah ee SSC Khatumo ayaa maanta oo Arbacaha dagaal uu ku dhaxmaray deegaano ka mid ah SSC- Khaatumo.

Dhimasho iyo dhaawac ayaa lagu soo waramayaa in dagaalka uu ka dhashay kaas oo kala garaay dhinacyada dagaalamay sida goobjoogayaashu ay sheegeen.

Dagaalka ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay maanta deeganada Buqdharkayn ilaa Yeyle oo isku jirta masaafo dhan 8 Kilometer.

War ka soo baxay SSC- Khaatumo ayaa lagu sheegay in weerarkaas uu ahaa mid ay soo qaadeen ciidanka Somaliland oo ay u arkaan gardaro aan geed loogu soo gaban.

Warka waxaa lagu yiri .

‘’ Ciiddammada difaaca maamulka  SSC-KHAATUMO oo heegan buuxa ku jiray ayaa ka jawaabay weerarkaa fulaynimada ah iyagoona iska caabbiyey malayshiyaadka maamulka Somaliland.

Maamulku wuxuu ogaysiinayaa Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Beesha Caalamka, in Muuse Biixi uu ka dhabaynayo ballan qaadkii colaad ka hurin deegaannada oodwadaagta ah, taasoo keenaysa dhimasho, burbur, iyo qaxinta bulshada oodwadaagta ah’’

Dhanka Somaliland lama hayo wax war ah oo uu ka soo saaray dagaalka maanta ka dhacay deegaano hoos taga maamulka SSC- Khaatumo

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.