image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

DENI oo magacaabay Guddi khilaaf oo dhameeya muranka doorashada

Garoowe (ONKOD ) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi DENI ayaa  magacaanay Guddi ka shaqaynaya dhamaynta khilaafka ka dhashay doorashooyinka maamulkaas. Madaxwaynaha waxa uu sheegay...

Geeddi Caano leh hasa yeeshee Yuusan Inoo Dhalin ‘Haamo DHiig ah

Dadka Soomaaliyeed waxay isugu sheekeeyaan inay yihiin dad caqli badan, anigu nafteyda waan rumeysanahay arrinkaas, waxaana filayaa inuu yahay hadal dhab ah oo jira,...

Barlamaanka Puntland oo tuuray ka doodista xeerka doorasho

Garoowe (ONKOD ) Maanta oo Axad ah sida wararka ay sheegayaan waxaa gebi ahaanba laga saaray ka doodista xeerka doorqshooyinka qof iyo cod ee muranka...

MUQDISHO : Sarkaal Dowladda ka tirsan oo gurigiisa weerar lagu qaaday

Muqdisho (ONKOD) Sarkaal la sheegay inuu ka tirsan yahay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa la weeraray guri uu ka deganaa degmada Hodan ee...

Waa imisa tirada Maxabiista ay sii daayeen Xamaas & Falastiin- ?

GAZA (ONKO) Markale Falastiin iyo Israa'iil ayaa is dhaafsaday maxaabiis , taas oo qayb ka ah dadaalo lagu doonayo in nabad loogu soo dabaalo...

Barlamaanka Puntland oo dib u dhigay meelmarinta xeerka doorashada

Garoowe (ONKOD) Buuq badan ayaa maanta oo Khamiis ah ka dhashay in Barlamaanka maamulkaas uu dood ka yeesho oo uu meel mariye xeerka doorashooyinka...

Ma hirgashay heshiiskii xabad –joojinta ee Xamaas iyo Israa’iil ?

GAZA (ONKOD) Wararka laga helayo marinta GAZA ayaa sheegaya in diyaaradaha israa’iil sare ay u qaadeen saacadihii la soo dhaafay duqeymaha ay ka  gaysanayaan...

GAROOWE : Dadwayne diiday gacan ka hadlay oo isugu soo baxay waddooyinka

Garoowe (ONKOD ) Magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland waxa maanta oo Khamiis ah isugu soo baxay , dadwayne aad u  fara badan...

DENI oo ogolaaday wada- hadal uu la galo xubnaha mucaaradka

Garoowe (ONKOD ) Isimada iyo wax-garadka dhawaan ka yimid Laascaanood ee soo gaaray magaalada Garoowe ayaa wada dedaallo ay ku dhexdhexaadinayaan xubnaha mucaaradka iyo...

Somaliland & SSC – Khaatumo oo markale dagaal ku dhaxmaray Laascanood

Laascanood (ONKOD) Ciidanka SSC – Khaatumo iyo kuwa Somaliland ayaa markale lagu soo waramayaa in dagaal  ragool celis ah uu ku dhaxmaray duleedka magaalada...

LAASCANOOD : Ciidanka SSC – Khaatumo & Somaliland oo fooda is diray markale

Laascanood (ONKOD)Duleedka magaalada Laascanood ee gobolka Sool waxaa maanta oo Arbaca ka dhacay iska hor imaad u dhaxeeya ciidanka SSC- Khaatumo iyo kuwa Somaliland. Dad...

Koonfur Afrika oo xiraysa safaaradda Israa’il , joojisayna xiriirka Diplomacy

South Afrika (ONKOD) Baarlamaanka Afrika ayaa u codeeyay mooshin lagu dalbanayo in la xiro safaaradda Israa’iil ee Pretoria iyo in la hakiyo xiriirka diblomaasiyadeed iyadoo...

Laftagareen & Xasan Sheekh maxay ku balameen si loo bedelo Dastuurka ?

Baydhabo  (ONKOD) Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay waxaa ka soconaya kulamo kala duwan oo looga hadlayo xaalada siyaasadeed ee isbedelaysa . Magaalada waxaa ku sugan ...

Mooshin kale oo ka kar- karaya magaalada Nairobi ee dalka KENYA

Nairobi (ONKOD ) Wararka aan ka helayno magaalada Nairobi dalka Kenya ayaa sheegaya in halkaas ay isku aruursanayaan xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka ee...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.