image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ma hirgashay heshiiskii xabad –joojinta ee Xamaas iyo Israa’iil ?

GAZA (ONKOD) Wararka laga helayo marinta GAZA ayaa sheegaya in diyaaradaha israa’iil sare ay u qaadeen saacadihii la soo dhaafay duqeymaha ay ka  gaysanayaan dhulka Falastiin ,halkaas oo dad badan ay ku dhinteen kuwo kalena ay ku dhaawacmeen sida wakaadalaha wararka ay  ku warameen.

Waxaa dib u dhac ku yimid ku dhawaaqista xiliga ay bilaaban doonto hakinta dagaalka Gaza oo ay aqbaleen Xamaas iyo Israel.

Israa’iil ayaa  sheegtay, in sii deynta ilaa 50 qof oo ka mid ah Israa’iiliyiinta u afduuban Xamaas aysan dhici doonin, halkii laga filayay in Khamiista maanta ah lagu sii daayo heshiiskii xabbad-joojinta.

Waqtiga uu sida rasmiga ah u billaaba doono dhaqangalka heshiiska ayaanan caddeyn, hase yeeshee ilo wareedyada xagga amniga Masar ayaa sheegay in dowladaha dhexdhexaadinaya ay doonayaan in heshiiska xabbad joojinta uu dhaqan galo.

Raysal wasaaraha Israa’iil Benjamiin Netanyahu, ayaa hore waxad ku maray, inay ka go’antahay inay guul ka gaaraan Xamaas, inkastoo heshiis la galay.

Hay’adaha gargaarka ayaa ka cabanaya muddada xabbad joojinta oo ay sheegen inaysan ku filnayn.

Wuxuu heshiiskan sidoo kale qorayaa in gargaarka bini’aadamnimo loo fasaxo Gaza, waxaana lagu wadaa in 300 ah gaadiidka sida Raashin iyo Shidaalka loo fasaxo shacabka Gaza.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.