image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Barlamaanka Puntland oo dib u dhigay meelmarinta xeerka doorashada

Garoowe (ONKOD) Buuq badan ayaa maanta oo Khamiis ah ka dhashay in Barlamaanka maamulkaas uu dood ka yeesho oo uu meel mariye xeerka doorashooyinka Puntland ee xukuumadu ay soo gudbisay.

Waxaa la arkayay xildhibaano badan oo aad dood uga keenay dib u dhigida xeerkan waxaa sidoo kale gacan ka hadal uu ka dhashay furitaanka Barlamaanka oo waxa la arkayay xildhibaano isu  gacan qaadaya.

Guddoonka Golaha Wakiillada Puntland ayaa ku dhaawaqay in maalinta Axada ah Golaha dib loogu soo celin doono Xeerka Doorashooyinka , maadama maanta uu ka dhashay  buuq iyo gacan ka hadal.

Guddiga Xildhibaanada ah ee loo xilsaaray akhrinta iyo ka shaqeynta Xeerka doorashooyinka Puntland ayaa Ku taliyay in la hakiyo xeerka doorashooyinka ”inta laga xalinayo xaaladaha nabad galyo ee taagan.

“Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa golaha la wadaagay in La tashi guud kadib, maalinta Axad ah ( 26-Nov, 2023) Golaha dib loogu soo celin doono Xeerka Doorashooyinka Puntland” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay golaha.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.