image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Koonfur Afrika oo xiraysa safaaradda Israa’il , joojisayna xiriirka Diplomacy

South Afrika (ONKOD) Baarlamaanka Afrika ayaa u codeeyay mooshin lagu dalbanayo in la xiro safaaradda Israa’iil ee Pretoria iyo in la hakiyo xiriirka diblomaasiyadeed iyadoo ay cirka isku sii shareereyso xiisadda u dhaxeysa labada dal ee ka dhalatay weerarka Israa’iil ay ku qaadday Gaza, oo lagu tilmamay xasuuq lagu hayo Falastiin.

Qaraarkaan ayaa sidoo kale waxaa la filayaa in loo gudbiyo golaha wasiirrada dalkaasi, uu hoggaamiyo madaxweyne Cyril Ramaphosa, waxaana ay u muuqataa in ay ku raacidoonaan qaraarka kazoo baxay Baarlamaanka dalka, xilli uu madaxweynuhu ka qeybgalay bannaanbax, isagoo aad uweeraray Israel.

Tallaabadan ayaa waxaa soo bandhigay xisbiga mucaaradka ah ee garabka bidix ee (EFF) ee Economic Freedom Fighters, isaga oo taageero xooggan ka helay xisbiga talada haya ee (ANC) African National Congress, 248 mudane ayaa ogolaaday , halka ay 91 kalena ay diideen, kuwaas oo diiday tallaabadaan.

Xubnaha kasoo horjeestay ayaa ka tirsan xisbiga dhexe, ee caddaanka ah, kaas oo aqlabiyadddaa laga wareegay xilligii dalkaas laga diiday mibad-kalasooca, Koonfur Afrika waa markii labaad oo dibadbaxyo ay kadhacaan lagu dalbanayo joojinta dagaalka lagu hayo magalada Gaza.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.