image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Waa imisa tirada Maxabiista ay sii daayeen Xamaas & Falastiin- ?

GAZA (ONKO) Markale Falastiin iyo Israa’iil ayaa is dhaafsaday maxaabiis , taas oo qayb ka ah dadaalo lagu doonayo in nabad loogu soo dabaalo marinka GAZA halkaas oo in mudda ah ay ka socdeen duqeymo.

Dadka la sii daayay oo dhanka Xamaas laga fasaxay waxaa ku jiray dad ajaaniib ah iyo muwaadiniin kale oo u dhashay Israa’il kuwaas oo gudaha dalkaas ka soo qabtay kooxda Xamaas.

13 Isra’iiliyiin ah iyo afar muwaadin oo u dhashay Thailand ayaa aroonimadi hore ee Axadda maanta ah gaaray Israa’iil.

Siideynta shaqaalaha u dhashay Thailand iyo Filibiineeska ayaa ahayd mid kadis ah oo Xamaas aysan wax sharuud ah ku xirin.

Israel ayaa dhankeeda sii deysay 39 Falastiiniyiin ah oo ku jiray xabsiyadeeda, kuwaas oo iyaguna saakay aroortii hore gaaray Daanta Galbeed.

Boqollaal qof ayaa soo dhaweeyay bas weyn oo uu leeyahay Guddiga Caalamiga ah ee Laanqeerta Cas oo waday Falastiiniyiinta laga soo daayay xabsiyada Israel xalay.

Madaxweyne Biden ayaa sheegay in asaga iyo kooxdiisu ay toddobaadyo ka shaqeynayeen joojinta dagaalka, sidoo kalena ay cadaadis ku saarayeen in gargaarka bini’aadantinimo loo oggolaado Gaza.

Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey Qatar, Masar iyo Israel heshiiska horseeday in la sii daayo qaar ka mid ah maxaabiistii Xamaas ay qafaasheen.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.