image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Laftagareen & Xasan Sheekh maxay ku balameen si loo bedelo Dastuurka ?

Baydhabo  (ONKOD) Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay waxaa ka soconaya kulamo kala duwan oo looga hadlayo xaalada siyaasadeed ee isbedelaysa .

Magaalada waxaa ku sugan  xildhinaanada  Barlamaanka ee ka soo jeeda deegaanada maamulkaas ka dib casuumad uu ka heleen Madaxwaynaha maamulkaas Cabdicasiis  Laftagareen.

Waxa sidoo kale magaalada Baydhabo  gaaray Guddoomiyaha Golaha shacabka oo isagana sida fariinta Madaxwaynaha ee ku aadan sidii taageero loogu heli lahaa in Dastuurka wax badan laga bedelo.

Dhawaan Madaxwaynaha maamulka koonfur Galbeed  Cabdicasiis Laftagareen iyo Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa ku kulmay magaalada Muqdisho waxaana labada dhinac ay ka wada hadleen  arrimaha Dastuurka

Xasan Sheekh ayaa u arka xilligan Laftagareen inuu ka heli – karo isbahaysi maadama deegaanada maamulkaas ay matalaan xildhibaano badan oo leh cod aqlabiyad leh.

Madaxwaynaha ayaa galangal ugu  jira sidii wax ka bedel loogu  samayn lahaa  Dastuurka KMG isla markaana  laga  guuro nidaamka doorasho .

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.