image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Mooshin kale oo ka kar- karaya magaalada Nairobi ee dalka KENYA

Nairobi (ONKOD ) Wararka aan ka helayno magaalada Nairobi dalka Kenya ayaa sheegaya in halkaas ay isku aruursanayaan xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya.

Ujeedka arintan ayaa salka ku haysa mooshin la sheegay in ay wadaan mudanayaal ka tirsan Golaha shacabka kuwaas oo aad u diidan hanaanka ay hada wax u wado xukuumadda Federaalka ah ee Soomaliya.

Warar saacadihii la soo dhaafay soo baxayay ayaa sheegaya in mudanayaashan dhawaan dalka dibad ugu soo laaban doonaan si ay u karkariyaan mooshinka oo aad loo hadal hayo maalmahanba.

Xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka ayaa inoo sheegay in ay isku diyaarinayaan sidii mooshin loogu keeni lahaa xukuumadda Soomaaliya oo ay u arkaan in ay tahay fadhiid wax badan ka qaban waxyaabihii loo igmaday.

Mudanayaal kale oo ka tirsan Golaha shacabka ayaa sheegay in xooga ay saari doonaan sidii uu – umari dhali lahaa mooshinkan

Dowladda Soomaaliya ayaa wada dadaalo ay ku doonayso in ay ka hortagto , mooshinadan ka kala karkaraya Muqdisho iyo Nairobi oo ay xildhibaanada ku kala sugan yihiin.

25-ka bishan ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka wadajirka ah ee Barlamaanka Soomaaliya kaas oo uu furi doono Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.