image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Q.M oo sheegtay tirada dadka kudhintay kuna barakacay roobka

Muqdisho (ONKOD) – Ugu yaraan afar qof ayaa ku geeriyooday in ka badan 278,000 oo kalena way saameeyeen roobab mahiigaan ah iyo fatahaado ay sameeyeen...

R/W Najib Mikati oo sheegay in dalkiisa ka qeyb galeynin dagaalka Isra’iil

Lubnaan (ONKOD) – R/Wasaaraha KMG ah ee Lubnaan Najib Mikati ayaa xaqiijiyay inuu ka shaqeynayo iney ka fogaato Lubnaan inay gasho dagaalka ka dhex socda...

Danjire Axmed Ciise ‘’DENI Colaad buu ka hurinayaa Puntland’’

Garoowe (ONKOD) Deegaano ka mid ah maamul goboleedka Puntland waxaa ka jira is qab qabsiga ku saabsan mudada Guddiga doorashada Puntland uu sheegay in...

Muslimiinta Mareykanka oo fariin culus u diray MD Biden

New York (ONKOD) – Muslimiinta kunool dalka Mareykanka ayaa si weyn uga carreysan garab istaaga dowladda Madaxweyne Joe Biden u sameysay ciidamada Israil, oo xasuuq...

Dadyawga ku dhaqan Gaza oo jabsaday bakhaaro ku keedsanaa Gargaarka

Gaza (ONKOD) — Kumannaan dadka reer Qasa ah ayaa jabsaday bakhaarrada iyo xarumaha gargaarka ee hay’adda caawisa qoxootiga falastiniyiinta ee Qaramada Midoobay (UNRWA), iyagoo...

Maamulka gobolka Banaadir oo amray in laga guuro dhulka dowladda

Muqdisho (ONKOD) Maamulka gobolka Banaadir ayaa soo saaray ammar cusub oo ku socda dadka degan dhulka wasaarradii hore ee arrimaha gudaha oo kutaalla degmada...

Shirkado laga leeyahay Masar oo adeeg isgaarsiined gaarsiinaya Gaza

Egypt (ONKOD) Shirkadaha Isgaarsiinta ee ka hawlgala dalka Masar ayaa xaqiijiyey inay adeegyada isgaarsiineed gaarsiin doonaan dadka ku nool magaalladda Qasa ee lagu hayo...

WHO oo walaac kamuujisay digniino Isra’iil u dirtay Isbitaalaka Al-Qudus

New York (ONKOD)  Madaxa heyadda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegay iney ka walaacsan yihiin digniino ay Israa’iil ku bixisay in si degdeg ah...

Wasiirka Gaashaandhigga oo dacwad ka taala Maxkamadda G. Banaadir

Muqdisho (ONKOD ) Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa  Wasiirka Gaashaandhigga Cabdiqaadir Jaamac Ku amartay in uu deg deg Ku  yimaado Maxkamada. Muddo 10 Casho gudahood ayaa...

Ciidamo ka wada tirsan Dowladda oo ku dagaalamay Muqdisho

Muqdisho (ONKOD) Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in iska hor imaad uu ku dhaxmaray degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho. Iska hor imaadkan ayaa...

DUQEYMO ka dhacay Qaza , korontada iyo internet oo ka go’ay

Gaza (ONKOD) Madaafiicda iyo duqaymaha Israa'iil ayaa xalay si aan kala joogsi lahayn uga socday Gaza kadib markii ay jartay dhamaan isgaarsiintii iyo korontadii. Milateriga...

Somaliland & SSC Khaatumo oo qarka u saaran in fooda ay is- daraan

Laascanood (ONKOD) Wararka  aan ka –helayno  deegaano ka  mid ah Somaliland & Khaatumo ayaa sheegaya in suurtagal ay tahay in ciidanka labada dhinac qarka...

Xasan Sheekh ayaa safar dibadda ah ugu baxay magaalada Brussels

Brussels (ONKOD) Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa safar dibadda ah ugu baxay magaalada Brussels ee caasimada dalka Belgium halkaas oo uu kaga qeygalayo shirka Midowga...

Fardhiye ‘’Iska dhiciya Somaliland , difaaca dadkiina & deegaankiina ‘’

Laascanood (ONKOD ) Hogaamiyaha maamulka Khaatumo ayaa weerar afka ah ku qaaday xukuumadda Somaliland oo uu sheegay in ay wali wadaan gardaro ka dhan...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.