image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wasiirka Gaashaandhigga oo dacwad ka taala Maxkamadda G. Banaadir

Muqdisho (ONKOD ) Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa  Wasiirka Gaashaandhigga Cabdiqaadir Jaamac Ku amartay in uu deg deg Ku  yimaado Maxkamada.

Muddo 10 Casho gudahood ayaa looga dalbaday in Maxkamadda uu ku hor yimaado si dacwaddiisa loo qaado.

Wasiir Jaamac ayaa hadda howlo ku aaddan abaabulka Dagaalka AS u jooga Deegaannada Koofur galbeed.

Wasiirka ayaa  illaa iyo hadda dhankiisa ka hadlin sababaha keentay in loogu yeero Maxkamadda Gobolka Banaadir

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.