image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Xasan Sheekh ayaa safar dibadda ah ugu baxay magaalada Brussels

Brussels (ONKOD) Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa safar dibadda ah ugu baxay magaalada Brussels ee caasimada dalka Belgium halkaas oo uu kaga qeygalayo shirka Midowga Yurub iyo wadamada soo koraya.

Sidoo kale, Xasan Sheekh ayaa lafilayaa in uu shirka kajeediyo khudbad ku aadan xaalada Somalia iyo halka uu marayo howlgalada lagu ciribtiraayo Al-Shabaab.

Dhanka kale, Madaxweynaha ayaa waxaa lafilayaa inta uu shirka uu socdo in uu taageero weydiisan doono wadamada kasoo qeybgalaya shirka isagoona qiil kaga dhigan doono dagaalka Al-Shabaab.

Ugudambeyntii Xasan Sheekh ayaa shirka kadib waxa uu kaqeyb gali doonaa kulan duceedyo oo uu laqaadan doono madaxda kasoo qeyb galeysa shirka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.