image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

R/W Najib Mikati oo sheegay in dalkiisa ka qeyb galeynin dagaalka Isra’iil

Lubnaan (ONKOD) – R/Wasaaraha KMG ah ee Lubnaan Najib Mikati ayaa xaqiijiyay inuu ka shaqeynayo iney ka fogaato Lubnaan inay gasho dagaalka ka dhex socda ciidamada Yuhuuda iyo kuwa Falastiiniyiinta.

Sidoo kale, Mikati ayaa ku sharxay bayaan uu siiyay wakaaladda wararka ee France-Presse in wadankiisu ay ku furan yihiin ku mowjado duufaanno siyaasadeed ah.

Dhanka kale,Waxa uua muujiyay walaaciisa qalalaasaha ammaanka maaha oo kaliya Lubnaan, laakiin sidoo kale waa gobolka Bariga Dhexe haddii aan xabbad joojin laga gaarin Qasa.

Hadalka madaxa xukuumadda KMG ah ee Lubnaan ayaa imaanaya xilli xadka koonfureed ee Lubnaan ay ka dhacayeen todobaadyadan duqeymo ay isweydaarsadeen Xisbullah iyo Israa’iil.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.