image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Muslimiinta Mareykanka oo fariin culus u diray MD Biden

New York (ONKOD) – Muslimiinta kunool dalka Mareykanka ayaa si weyn uga carreysan garab istaaga dowladda Madaxweyne Joe Biden u sameysay ciidamada Israil, oo xasuuq ba’an ka geesanaya magaalada go’doonsan ee Gaza.

Sidoo kale, Golaha muslimiinta ee dalka Mareykanka ayaa markan doonaya in cadaadis xooggan saaraan madaxweyne Biden, si uu wax uga qabto xaalada kasii dareysa ee ka taagan magaalada Gaza ee duqeymaha bahalnimada ah ku socdaan.

Kulamo kala duwan oo ay yeesheen golaha Muslimiinta dalka Mareykanka ayey uga dalbadeen madaxweyne Joe Biden in uu wax ka qabto xaalada adag ee ka taagan Gaza iyo duqeymaha Isreal ku garaaceyso magaaladaasi.

Dhanka kale, Muslimiinta dalka Mareykanka ayaana madaxweyne Joe Biden si cad ugu sheegay haddii uusan dhageysan codsigooda kana fureysto dhagaha dalabkooda in aysan codkooda siin doonin doorashada soo socota.

Dowladda Mareykanka ayaa Isreal ku taageertay duullaanka ay ku qaadeen magaalada Gaza, waxa ayna Mareykanka Isreal ku taageereen qaar kamid ah gantaalada lagu garaacayo magaalada Gaza iyo hub kale.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.