image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Q.M oo sheegtay tirada dadka kudhintay kuna barakacay roobka

Muqdisho (ONKOD) – Ugu yaraan afar qof ayaa ku geeriyooday in ka badan 278,000 oo kalena way saameeyeen roobab mahiigaan ah iyo fatahaado ay sameeyeen webiyada tan iyo markii ay bilowdeen roobabka xilliga Deyrta, sida uu sheegay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Xiriirinta Arrimaha Bini’aadantinimada (OCHA).

Sidoo kale, Hay’adda Qaramada Midoobay ayaa warbixinteedii ugu dambeysay ee fatahaadda ku sheegtay, in 43,840 qof ay ka barakaceen dhulkoodii, iyadoo badi laga diiwaan geliyay dowlad goboleedka Hirshabeelle.

Hay’addu waxay sheegtay in dadkani weli ay u nugul yihiin daadadka dambe haddii roobabku sii socdaan sida la saadaaliyay maadaama inta badan goobaha loo barakacay ay ku yaalaan dhul joog hoose ah.

Dhanka kale, Sida ay sheegtay OCHA, ugu yaraan 3 qof ayaa wali lagu la’yahay Baydhabo iyo Galmudug, 150 kale ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhaawacmeen degmada Luuq ee dowlad goboleedka Jubaland intii lagu guda jiray roobabkii lixaadka lahaa ee da’ay 22 Oct.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.