image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Xildhibaano ka xanaaqay in SSC –Khaatumo Dowladda casuumad ay u fidiso

Muqdisho (ONKOD) Ka dib markii magaalada Muqdisho uu soo gaaray caasumad uu ka helay madaxda sare ee dalka hoggaamiyaha SSC – Khaatumo waxaa arintaas...

XOG : MD Xasan Sheekh – ma ogola in doorasho ay ka dhacdo KGS

Baydhabo (ONKOD) Madaxwaynaha  Dowladda Soomaaliya oo wajahaya caqabad la xiriirta maamul-goboleedyada dalka ayaa la sheegayaa inuu dhawaan tagi doono magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Madaxwaynaha ...

Xasan Sheekh & mucaaradka KGS oo ka hadlaya sidii loo tuuri lahaa Laftagareen.

Dhuusmareeb (ONKOD) In mudda ahba waxaa muuqanayay kulamo siyaasadeed oo ka dhan ah Madaxwaynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen kuwaas oo ka kala dhacayay...

Waa kuma sarkaal Shabaab ee hubka dibada ugu sii iibin jiray AS ?

Muqdisho (ONKOD ) Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa gacanta kusoo dhigtay Sakariye Kamaal Suufi Abba-Sheekh (Saki) oo la sheegay in...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Xukun Dil Ku Riday Xubno Ka Tirsan AS

Muqdisho (ONKOD )Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun dil ah ku ridday Anas Cabduqaadir Cali Maxamuud (Salmaan) iyo  Aadan Mursal MaxamedMacalin (Iidow), kuwaas oo...

AU oo go’aan la yaab leh ka soo saaray ka bixitaanka ATMIS ee Soomaaliya

Muqdisho (ONKOD) Waddamada ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ee Uganda, Burundi, Ethiopia, Kenya iyo Djibouti, ayaa taageeray codsigii madaxwenaha Soomaaliya ee ahaa in muddo...

Hay’adda SOCUS RY oo ka dhisan dalka Finland oo qalab Sports guddoonsiisay Bulsho Youth Academey.

Hay’adda SOCUS RY oo ah Hay’ad ka shaqeysa dhiirri galinta iyo taageeridda dhallinyarada iyo bahda ciyaaraha ayaa waxay ay qalab sports oo heerkiisu sarreeyo...

Bulbul oo NISA & ay ka kaxeeysay halkii uu ku xirnaa – halkee lala aaday ?

Muqdisho (ONKOD) Somali Journalists Syndicate - SJS ayaa ogaatay in Xoghayaha Warfaafinta iyo Xuquuqda Aadanaha SJS Mohamed Ibrahim Bulbul laga kexeeyay Saldhigga Booliska  Xamar...

DENI oo shirar kala duwan ka wada Nairobi – UJEEDKA -shirarkaas

Nairobi (ONKOD) Madaxwaynaha maamulka Puntland oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa halkaas ka wada kulamo gooni goobi ah sida ay sheegayaan...

Sarkaal ajinabi oo Daacish ah oo lagu soo bandhigay Puntland

Boosaaso (ONKOD) Ciidanka maamul  Puntland ayaa gacanta ku dhigay xubno loo haysto in ay ka mid yihiin kooxda Daacish ee ka dagaalanta  buuraha Galgala...

Mareykanka oo Isra’il u ogolaaday in Visa la’aan tagi karaan Mareykanka

New York (ONKOD) – Maraykanka ayaa markii ugu horraysay shaaciyey inuu u ogolaanayo Israa’iil inay qayb ka noqoto dalalka ay muwaadiniintoodu sida VISA la’aanta ah...

Xukun lagu riday maanta masuuliyiin iyo saraakiil u xirnaa Musuq maasuq

Muqdisho (ONKOD) Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa xukunno kala duwan oo xabsi ah ku riday qaar kamid ah masuuliyiintii iyo saraakiishii lagu helay in ay...

DHUUSMAREEB : Qaraxyo Gilgilay Galmudug + khasaaraha jira

Dhuusmareeb (ONKOD) Magaalada Dhuusmareeb ee gobolka Galgaduud waxaa  lagu soo waramayaa  inuu ka dhacay qarax ismiidaamin ah kaas  oo la doonayay in  gudaha la...

Booliska BELEDWAYNE oo hal qof u qabtey qaraxii dadka badan ku dhinteen

Beledwayne (ONKOD ) Hay’adaha amniga magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan ayaa lagu soo waramayaa in  ay gacanta ku dhigeen shaqsiyaad la sheegay inuu ku...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.