image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Bulbul oo NISA & ay ka kaxeeysay halkii uu ku xirnaa – halkee lala aaday ?

Muqdisho (ONKOD) Somali Journalists Syndicate – SJS ayaa ogaatay in Xoghayaha Warfaafinta iyo Xuquuqda Aadanaha SJS Mohamed Ibrahim Bulbul laga kexeeyay Saldhigga Booliska  Xamar Jajab oo lagu hayey maalmahaan.

Askar hubeysan oo la sheegay inay booliska iyo NISA ka tirsan yihiin ayaana u kexeeyay Xabsiga Dhexe ee Muqdisho.

Waxaa xusid mudan in Isniintii 25 Sebtembar, maxkamadda ay diiday eedeynta 7 qodob ahayd ee Xafiiska Xeer Ilaalinta uu keenay. Illaa haatana ma jirto eedeyn cusub oo Xeer Ilaalintu keentay.

‘’Waxaan cambaareynaynaa xadgudubka lagula kacayo Maxamed Bulbul oo ay ka midka yihiin afduubka, heynta sharci darrada ah, jirdilka iyo jabsiga la jabsaday telefoonadiisa,” Xoghayaha Guud Somali Journalists Syndicate – SJS mudane Abdalle Ahmed Mumin ayaa sidaas sheegay.

Maadama  Maxkamaddu ay diiday eedeymaha ay keentay Xeer Ilaalinta ee ka dhanka ah Mohamed Ibrahim Bulbul, waxay Somali Journalists Syndicate – SJS ku baaqday in Maxkamaddu iska tuurto kiiska, Bulbul-na la siiyo xorriyaddiisa.

Sidoo kale, Maxkamaddu waa inay baaritaan ku furtaa tacaddiyada afduubka, jirdilka ee loo geystay Bulbul, kuwii ku luggta lahaana waa in lagula xisaabtamaa.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.