image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Dhaawacyada qaraxii Beledweyne oo la geeyay isbitaallada Muqdisho

Muqdisho (ONKOD) Sagaal qof oo kamid ah dadka ay dhaawacyada halista ah ka soo gaareen qaraxii shalay ka dhacay magaalada Beledweyne ayaa la dhigay...

AU ‘’ Lama aqbali karo codsiga Villa Somalia ee sii joogitaanka ATMIS ‘’ – JAWAAB

Adis Ababa (ONKOD) Midowga Afrika ayaa la sheegayaa inay ka biyo diideen codsiga Villa Somalia ee ah in la hakiyo bixitaanka ciidanka ATMIS kuwaas...

Qarax ismiidaamin ah oo gilgilay Beledwayne- Hiiraan

Beledwayne (ONKOD) Wararka naga soo gaaraya – magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay qarax xoogan kaas oo  ruxay xaafadaha...

Kenya oo ammar kubixisay in aragti lagu toogto kooxo dhibaato kegystan Kenya

Kenya (ONKOD) – Dilalka xoolo dhaqatada iyo dhaca loo geesanayo xoolahooda gaar ahaan lo’da ayaa kusoo badanaya gobolka galbeedka dalka Kenya kuyaalla ee Rift Valley,...

IPI: Heynta Bulbul waxay xadgudub ku tahay Dastuurka Soomaaliya

VIENNA (ONKOD) – Shabakadda caalamiga ah ee IPI waxay cambaaraynaysaa xarigga sharci darrada ah ee lagu hayo weriye Maxamed Ibraahim Cismaan Bulbul ee Soomaaliya,...

Xazme Cabdi Barre oo kulan laqaatay Shiikh Cabdullaahi Bin Zayen

New York (ONKOD) R/Wasaare Xamze Cabi Barre  ayaa xarunta Qaramada Midoobay ee New York kulan kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Dowladda Isutagga Imaaraadka...

RW Xamse ‘’Saciid DENI wuxuu iga tabanayo ha ii sheego ‘’’

New York (ONKOD ) Khilaafka  u dhaxeeya Puntland iyo Dowladda Dhexe oo ka bilowday magacaabista Ra’isulwasaare Xamse  Cabdi Bare ayaa – wali wax heshiis...

Xasan Sheekh oo si deg deg u dalbaday sii joogitaanka Ciidanka ATMIS

New York (ONKOD) Dowlada Soomaaliya ayaa ka codsatay Qaramada midoobay in la hakiyo Wajiga labaad ee Qorshaha bixitaanka Ciidamada ATMIS kaasoo qorshuhu yahay in...

Itoobiya oo shaaca ka qaaday dilka 462 Shabaab ah + howlgal socda

Addis Ababa (ONKOD) War  ka soo baxay Dowladda Itoobiya ayaa looga hadlay weerar la sheegay in kooxda Al- Shabaab ay ku qaadeen kolonyo ay...

Ciidanka Puntland oo mushaar la’aan ah iyo DENI oo ka maqan Puntland

Muqdisho (ONKOD) Wararka aan ka helayno magaalada Garoowe ee Puntland ayaa sheegaya in ciidanka maamulkaas ay wajahayaan xaalad mushaar  la’aan ah. Siyaasiinta deegaanada Puntland ayaa...

MD Xasan markuu xafiiska joogo xatooyada baahsan maxaa loo arkaa ? !!

Muqdisho (ONKOD)  Wakaalada Wararka Reuters ayaa saacado kahor daabacday warbixin dheer oo ay ciwaan uga dhigeen: MIDOWGA YURUB Ayaa Xayiray Deeq Uu Siin Jiray Hey’ada...

Midowga Yurub oo joojiyay dhaqaale uu siin jiray Soomaaliya – musuq dartiisa

Muqdisho (ONKOD ) Guddiga Fulinta ee Midowga Europe waxay si KMG u hakiyeen Dhaqaalihii loogu yaboohi jirey Xafiiska Barnaamijka Cuntada Adduunka ee WFP, kadib,...

DENI ma wuxuu halis galinayaa Puntland ? – Dood ka jirta GAROOWE

Garoowe (ONKOD ) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi DENI ayaa wajahaya eedaymo kaga  imaanaya xubnaha mucaaradka ee loolanka kugula jira doorashooyinka soo socda. Waxa...

R/Xamze Cabdi Barre oo Mareykanka kulan kula qaatay Ilhaan Omar

New York (ONKOD ) R/Wasaaraha Soomaaliya Xamze Cabdi Barre ayaa ku qaabilay magaalada New York, Xildhibaan Rep. Ilhan Omar oo ka mid ah Aqalka...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.