image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Itoobiya oo shaaca ka qaaday dilka 462 Shabaab ah + howlgal socda

Addis Ababa (ONKOD) War  ka soo baxay Dowladda Itoobiya ayaa looga hadlay weerar la sheegay in kooxda Al- Shabaab ay ku qaadeen kolonyo ay lahaayeen ciidanka Itoobiya oo qayb ka ah howlgalka ATMIS kuwaas oo ku sugan koonfurta dalka.

In weerarkaas ay ku dhinteen in ka ka badan 462 dagaalame isla markaana ay jiraan jab kale oo la gaarsiiyay kooxda Al- Shabaab  ee soo qaaday weerarka gaadmada ah .

Sidoo  kale waxaa lagu sheegay warka in isku daygaas  uu noqday mid fashilmay isla markaana ay  jiraan weeraro gaadmo ah oo fashilmay oo kooxda ay soo qaadeen.

Militariga Itoobiya ayaa horey dhowr jeer u fashiliyey dhowr isku day oo Al-Shabaab ay ku geli laheyd bariga Itoobiya, si ay xuduudda uga fuliyaan weeraro, ayaa lagu yiri bayaanka.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii Al-Shabaab ay weerareen laba kolonyo oo ka mid ciidamada Itoobiya, oo mid uu ka yimid Yeed kuna socda Waajid, halka kan kale la beegsaday.

Kooxda Al-Shabaab ayaa bayaan ay soo saartay 17-kii September ku sheegtay inay dileen 167 askari oo Itoobiyaan ah, islamarkaana ay burburisay baabuur militari kadib dagaal ka dhacay gobolka Bakool.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.