image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Dowladda Shiinaha oo 103 diyaaradood udirtay hawada Taiwan

China (ONKOD)  Shiinaha ayaa u diray hawada Taiwan illaa 103 ka mida diyaaradohooda dagaalka, intii u dhexeysay subaxnimadii Axadda illaa subaxnimadii Isniinta, sida ay...

Su’aal ku gadaaman qabashada Deegaanka Camara oo laga saaray AS

Camaara  (ONKOD) Ciidanka dowladda iyo shacabka hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in  si buuxda ula wareegay gacanta ku haynta magaalada Camaara ee gobolka Mudug. Sida...

Warqad Laguu Jarey Kama Tarjumi Karto Jinsiyaddaada iyo waxa aad tahay!

Muqdisho (ONKOD) Warqad kii bixiyey kaala laaban karo iyo jinsiyadda shaqsiga ama muwaadinnimadu iskuma xirna. Soomaalidu hore ayey jaha wareer ugu jirtey, waxaase hadda...

Shir u dhaxeeya hay’adaha gargaarka iyo Puntland oo ka qabsoomay Garoowe

Garoowe (KAAB) Ku-simaha Madaxweynaha, isla markaana ah Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa shir guddoomiyey shirka Hay’addaha caalamiga ah iyo  kaas oo ka...

Guddoomiye ku xigeen ka tirsanaa Sh. Hoose oo qarax miino lagu dilay

Afgooye (ONKOD) Wararka aan ka helayno deegaano ka mid ah gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in halkaas qarax miino lagu dilay Guddoomiye ku xigeenkii deegaanka...

Nin kuhubeysan qori AK47 oo dhac kageysanaayay Garoowe oo gacanta lagu dhigay

Garoowe (ONKOD) – Booliiska ee ka howlgala magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland ayaa xabsiga dhigay nin hubeysan oo muuqaalkiisa saacadihii lasoo dhaafay baraha bulshada...

Dowladda Itoobiya oo beenisay warkii kasoo baxay Al-Shabaab

Bakool (ONKOD) Dagaal culus oo saacado badan socday ayaa shalay deegaanno katirsan gobolka Bakool ku dhax maray kolonyo ciidamo Itoobiyaan oo safar ahaa iyo...

ATMIS oo ka baxday saldhigyo hore leh iyo tirada dalka ka baxday

Muqdisho(ONKOD) Bisha December ee sanadka 2024 ayaa loo asteeyay waqtiga ugu dambeeya ee ay Soomaaliya ka baxayaan guud ahaan ciidamada nabad ilaalinta ee Midowga...

Dhaawaca Senator Cabdi –qaybdiid oo dibada loo qaaday miyuu culus yahay ?

Istanbul (ONKOD) Maalmo ka hor qarax ismiidiima ah oo waxyeelo u gaystay masuuliyiin ka  tirsan Dowladda Soomaaliya  ayaa  kooxda Al- Shabaab  waxa ay ka...

Dab ka Kacay Suuqa Deegaanka ‘’Tog- Wajaale ‘’ oo lagu guuleystay in la damiyo

Wajaale (ONKOD ) Ciidamada Dab Damiska ee Somaliland ayaa soo afjaray daminta dab xalay fiidkii ka kacay suuqa degmada Tog Wajaale oo ku taala...

PUNTLAND : 19 Xubnood oo ka tirsanaa Daacish oo la horkeeyay Maxkamad

Garoowe (ONKOD) maamul goboleedka  Puntland ayaa maxkamad saartay 19 xubnood oo isugu jira argagixisada Daacish iyo xbno kale oo ka tirsan kooxda Al- Shabaab. Maxkamadda...

Dagaal u dhaxeeya ciidanka Itoobiya iyo Al Shabaab oo ka dhacay BAKOOL

Baydhabo (ONKOD) Wararka naga soo gaaraya deegaano ka mid ah gobolka Bakool ayaa sheegaya  in halkaas ay isku fara saareen ciidanka Itoobiya iyo xubno...

Faahfaahin: Dagaalkii Ceel la-helay intaan ka og nahay illaa hadda

GAALKACYO (ONKOD) – Dowladda Somalia way ka gaabsatay ka hadalka dagaal iyo qaraxyo Al-Shabaab ku qaaday tuulada miyaga ku taalla ee Ceel La-helay ee...

Olole muddo kordhin loogu sameenayo MD Deni oo socda iyo buuq taagan

Garoowe (ONKOD) Warar hoose ayaa sheegaya in ay sii kordhayaan tirada xildhibaannada Puntland ee u ololaynaya in mudda kordhin loo sameeyo hay’adaha dowladda. Xildhibaannada ka...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.