image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Nin kuhubeysan qori AK47 oo dhac kageysanaayay Garoowe oo gacanta lagu dhigay

Garoowe (ONKOD) – Booliiska ee ka howlgala magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland ayaa xabsiga dhigay nin hubeysan oo muuqaalkiisa saacadihii lasoo dhaafay baraha bulshada si weyn loogu baahiyay.

Sidoo kale, shaqsigan hubeysan ee ciidamada xireen ayaa waxaa muuqaalkiisa duubay kaamirada CCTV , isaga oo si xoog ah iyo qoray caaradiisa kaalin shidaal gaari uu watay shidaal uga shubanaya, waxa uuna ninkan rasaas ku riday ninkii ka shaqeenayay kaalinka .

Dhanka kale, muuqaalka ay duubtay kaamirada qarsoon ayaa laga arkayay ninkan oo handadaya ninka kaalinka shidaalka joogay, waxa uuna ku riday rasaas taas oo keentay ninka goobta joogay in shidaal qasab ah ninkaasi gaariga ugu shubo.

Falkan ka dhacay Garawe waxaa aad uga carrooday shacabka ku dhaqan caasimadda Puntland iyo dadkii kale ee muuqaalka arkay, waxa ayna ciidamada ugu baaqeen in ninkaasi tallaabo adag ka qaadaan.

Saraakiisha booliiska magaalada Garawe ayaa sheegay in ay baarayaan falka uu ninkan ku kacay, waxa ayna sheegeen in ninkan oo hadda booliiska gacanta ku hayaan loo gudbin doono hayádaha garsoorka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.