image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

PUNTLAND : 19 Xubnood oo ka tirsanaa Daacish oo la horkeeyay Maxkamad

Garoowe (ONKOD) maamul goboleedka  Puntland ayaa maxkamad saartay 19 xubnood oo isugu jira argagixisada Daacish iyo xbno kale oo ka tirsan kooxda Al- Shabaab.

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland xarunteeda Boosaaso ee gobolka Bari ayaa la hor keenay shabakadahan argagixisada ah sida saraakiishu ay sheegeen.

Wararka ayaa xaqiijinaya in xubnahan ay ku jiraan saraakiil   iyo horjoogayaal sare oo madax ka ahaa shabakadaha madax-jebiska iyo kuwa qaraxyada diyaariya.

Xogaha dhanka amniga ah  ayaa sidoo kale sheegaya in maalmaha soo socda la sii wadayo maxkamadaynta shabakadahan.

Saraakiisha Ciidanka maamul goboleedka Puntland ayaa sheegaya  in ay sii wadi doonaan howlgalada ay ku bacsanayaan kooxaha argagaxisada ah ee ku sugan deegaanada Puntland.

Buuraha galgala ee gobolka Bari waxaa inta badan ka dhaca iska hor imaadyo u dhaxeeya ciidanka Puntland iyo kooxda Daacish .

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.