image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Intuu la eg yahay dhaawac Madaxwaynaha Galmudug Qoorqoor ?

Muqdisho (KAAB) Madaxwaynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa lagu dawaynayaa isbitaalka Digfeer ee magaalada  Muqdisho ka dib dhaawaac ka soo gaaray weerar...

Garoonka diyaaradaha Beledwayne oo khilaaf u xiran

Beledwayne (ONKOD)Waxaa maalintii labaad xiran oo hakad ku jira dhamaan adeegyadii duuliimaadyada garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Baledweyne oo aysan kasoo dagin wax...

Qoorqoor iyo senatoro ka badbaadin dil la soo maleegay+ Khasaaraha la ogyahay

Wisil  (ONKOD) Baabuur uu waday qof is-miidaamiye ah ayaa lala beegsaday tuulada Laas Gacamey oo u dhaxaysa deegaaada Wisil iyo Bacaadweyne ee gobolka Mudug. Dad...

Wefdi ka socda Dowladda Federaalka oo gaaray Laascaanood +UJEEDKA

Laascaanood (ONKOD ) ilaa 40 xubnood oo isugu jira wasiiro, Xildhibaanada labada aqal ee dowladda federaalka Soomaaliya iyo masuuliyiin kale ayaa maanta gaaray magaalada...

Ergeyga QM ee u qaalbisanaa Arrimaha Suudaan oo is Casilay

Suudaan (ONKOD) Volker Perthes oo ah Dibloomaasi u dhashay dalka Jarmalka waxa uu maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay Xilkii Ergayga Khaaska ee QM...

Koror baaxad leh oo ku yimid dadkii ku dhintay masiibadii ka dhacay LIIBIYA

Tripoli (ONKOD) Daadadka xooggan ee ku dhuftay dalka Liibiya ayaa dilay in ka badan 6,000 oo qof, iyada oo 10,000 oo qof oo kalena...

Mareykanka oo Malaayiin Dollar dul-dhigay Hoggaamiye sare oo katirsan AS

Washington (ONKOD)  Dowladda Mareykanka ayaa mar kale lacag malaayiin dollar ah dul dhigtay madaxa hoggaamiye katirsan kooxda Al Shabaab, kaa oo lagu magacaabo Cabdulqaadir...

BAYAAN ‘’Axmed Madoobe baneey xafiiska xukunkagu wuu dheeraaday ‘’

Adis Ababa (ONKOD) Hoggaamiyaal aad u diiday hab maamulka Axmed Madoobe  oo in mudda ah xukunka Jubbaland haya ayaa shir muhiim ah ugu soo- ...

DFS oo dusha ka daawanaysa rayid lagu laynayo GEDO , duqeymo sii socda

Baardheere  (ONKOD) Diyaaradaha Kenya ayaa wali deegaano ka mid ah gobolka Gedo waxa ay ka wadaan beegsiga ay ku hayaan goobaha ay ku nool...

Golaha SSC oo kudhawaaqay in ey magacaabeen 9 Xoghaye

Laascaanood (ONKOD) – Maamulka cusub ee Khaatumo State ee dhawwaan lagu dhisay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa ku dhawaaqay sagaal xoghaye oo noqonaya...

ATMIS oo war kasoo saartay dhacdadii kadhacday Albaabka hore ee Xalane

Muqdisho (ONKOD) – War-saxaafadeed kasoo baxay taliska ciidamada nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee ATMIS , ayaa lagu faah faahiyay dhacdo maalintii Axada ka dhacday...

MUQDISHO oo ku waabariistay qaraxyo ismiidaamin ah

Muqdisho (ONKOD ) Baabuur  ay saarnaayeen walxaha qarxa ayaa  lagu weeraray maanta oo Arbaca ah  xero Ciidanka Boolis militaaro ay ku leeyihiin  degmada Dayniile...

Maraykanka oo Iiraan u fasaxaya 6 Bilay & maxaabiis la is dhaafsanayo

Washington (ONKOD) Xukuumada Maraykanka ayaa qaaday tallaabo ay ugu gogol-xaarayso in la sii daayo shan muwaadin oo u dhashay dalka Maraykanka kuwaas oo ku...

Saldhig ku yaala Muqdisho oo AS maxaabiis ay kala baxeen

Muqdisho (ONKOD) Warar ay dusiyeen xubno ka mid ah NISA – oo ka howlgala degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saldhiga degmada...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.