image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wefdi ka socda Dowladda Federaalka oo gaaray Laascaanood +UJEEDKA

Laascaanood (ONKOD ) ilaa 40 xubnood oo isugu jira wasiiro, Xildhibaanada labada aqal ee dowladda federaalka Soomaaliya iyo masuuliyiin kale ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.

Wafdigan oo ah kii ugu ballaarnaa oo tega gudaha Laascaanood ayaa waxaa hoggaaminaya Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta, Jaamac Xasan Khaliif iyo guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Aqalka, Mudane Cabdullaahi Xirsi Timacadde

Ujeedada safarka masuuliyiinta dowladda federaalka ayaa lagu sheegay mid taageero ah oo loo muujinaayo reer Sool. Qaar kamid ah wefdiga oo saxaafadda la hadley ayaa sheegay in ay u kuur geli doonaan xaaladda gobolka guud.

Mas’uuliyintaan waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Gambare kusoo dhaweeyay madax ka tirsan SSC-Khaatumo iyo saraakiil ciidan, kadibna waxaa la geeyay Laascaanood.

SSC-Khaatumo ayaa hadda dhamaystirtey maamulkii deegaankaas, iyada oo maalintii Salaasada lagu dhawaaqey golaha xoghayahaasha ee maamulka SSC-Khaatumo.

Magaalada Laascaanood ayaa waxaa muddo ku dagaalamaya SSC-Khaatumo iyo Somaliland, waxaana horay u tegay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo gagaar gaarsiiyay magaaladaasi.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.