image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Yaa u hanjabay madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh ?

Muqdisho (ONKOD) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in la isku dayayo in la dilo dhawr jeerna loo soo diray fariimo...

WARBIXIN | Amniga Xasan Sheekh oo loo baqayo ka dib Maxaas maxaa xiga?

Maxaas  (ONKOD) Howlgalka wajiga labaad ee madaxwaynaha uu sheegay inuu horkacayo waxaa la saadaalinayaa inuu ku dhaw yahay fashil inuu ku yimaado sida qubarada...

DEG-DEG : MD Xasan Sheekh oo ka badbaaday isku day DIL

Maxaas (ONKOD) Wararka laga  helayo degmada Maxaas eee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas maanta uu ka dhacay qarax aad u xooga badan halkaas...

Waare ‘’Hawiye daacad kama ah dagaalka ka dhanka AS ‘’

Nairobi (ONKOD) Ergayga madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan ilaalinta rayidka ee goobaha colaadaha Maxamed Cabdi Waare ayaa eedeyn culus u jeediyay wasiirka gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya...

Dowladda Somalia oo amar kusoo rogtay diyaaradaha qaada Cargo-ga.

Muqdisho (ONKOD ) Muran xooggan ayaa ka taagan guraha garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho  sida ay ku warameen dad ku...

Shabaab oo weerar ku bilaabay goobii laga saaray ee Sh. Dhexe

Aadan Yabaal (ONKOD) Kooxda Al- Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in weerar ay qaadeen deegaanka Daarul- Nimca ee gobolka Shabeelaha Dhexe halkaas oo laga...

HADAL-HAYN : Madaale miyuu shaqaallaha dhacayaa ?

Muqdisho ( ONKOD ) Hadal si aad ah u dhibsadeen dadka badan oo ku nool magaaalada Muqdisho ayuu ka jeedayay Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna...

HOWLGALKA : Baadida ninbaa kula deydeya- daalna kaa badan !!

Dhuusmareeb (ONKOD )  Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa dib ugu soo gurtay degmada Ceelbuur iyo deegaanada kale ee Galmudug ,halkaa soo ay  hore ugu saareen...

DEG -DEG : Miski Mohamed Mohamud oo u shaqeysa DFS oo isku dil ka badbaaday

Muqdisho (ONKOD) Waxaa maanta isku day dil ka badbaaday, Gabar lagu magacaabo Miski Mohamed Mohamud, oo ka shaqeysa Hey’addaha Dowlada mid ka mid ah. Kooxo...

Suxufiyiin ka howlgala Muqdisho oo ka dhiidhiyay afduubka BULBUL

Muqdisho (ONKOD) Saxafiyiinta Muqdisho ka hawlgala ayaa maanta qabtay kulan ay ku dalbanayaan in xorriyaddiisa la siiyo Xoghayaha Warfaafinta iyo Xuquuqda Aadanaha Somali Journalists...

MD Xasan oo Maxaas kula kulmaya Cali JAYTE & Sheekada howlgalada

Maxaas (ONKOD) Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh ayaa ku wajahan degmada Maxaas ee gobolka ee  gobolka Hiiraan. Degmada  Maxaas waxaa ku  sugann xubno ay...

Ma – la joogaa waqtigii la cayrin lahaa Wasiirka Gaashaandhigga.

Muqdisho (ONKOD) Shaki badan ayaa hareeyay , shaqada wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Federaalka ah Soomaaliya  Cabduqaadir Maxamed Jaamac. Tan iyo  markii uu dhacay weerarkii Cawswayne oo...

Dowladda oo dib u dhigaysa qorshaha ka bixitaanka dalka ee ATMIS

Muqdisho (ONKOD) Midowga Afrika ayaa wada qorshe ku aadan sidii dalka ay uga bixi lahayeen ciidanka ATMIS , si amniga dalka guud ahaan ay...

MUQDISHO : Gaari sida qudaar oo ku qarxay bar ciidanka DF ay ku leeyihiin Dayniile

Muqdisho (ONKOD ) Wararka aan ka helayno degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaas  goordhaw uu ka dhacay qarax kaas oo jugtiisa...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.