image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

DEG -DEG : Miski Mohamed Mohamud oo u shaqeysa DFS oo isku dil ka badbaaday

Muqdisho (ONKOD) Waxaa maanta isku day dil ka badbaaday, Gabar lagu magacaabo Miski Mohamed Mohamud, oo ka shaqeysa Hey’addaha Dowlada mid ka mid ah.

Kooxo hubeysan ayaa u galay meel u dhow gurigeeda sid ay ku warameen dad Goobjoogayaal ah oo halkaas ku sugan.

Inta badan kooxda Al- Shabaab ayaa ugaarsada, Dadka u shaqeeya Dowlada iyo Hey’addaha caalamiga ah  ee ka howlgala gudaha Soomaaliya.

Saraakiil ka tirsan Dowladda oo sheegay in weerarkan  masuulkan ka tirsanayd  Dowladda  uu qayb ka yahay weeraro joogta ah oo ka dhaca caasimadda Muqdisho ee lagu beegsanayo dadka u shaqeeya Dowladda Soomaaliya.

Miski, horay waxaa loo dilay, Aabaheed (2016) oo ay dileen kooxda Al-Shabaab iyo walaalkeed oo  la dilay(2021) oo u shaqeynaayey Hey’adaha samafalka ka  shaqeeya.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.