image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Shabaab oo weerar ku bilaabay goobii laga saaray ee Sh. Dhexe

Aadan Yabaal (ONKOD) Kooxda Al- Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in weerar ay qaadeen deegaanka Daarul- Nimca ee gobolka Shabeelaha Dhexe halkaas oo laga saaray dhawaan kooxda Al- Shabaab.

Weerarkan ayaa dhacay maalin cad waxaana la sheegay in labada dhinac uu soo gaaray khasaare kala duwan oo  isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii ay xubnaha Al-Shabaab weerar culus ku qaadeen fariisimo ay halkaas ku leeyihiin ciidamada dowladda iyo kuwa Macawiisleyda.

Kooxda Al-Shabaab   war ay soo saartay ayay ku sheegtay in askar badan ay ku dishay weerarkaas maanta ka dhacay deegaanka  Daarul Nimca halkaas oo ay ku sugnayeen ciidanka Dowladda Soomaaliya.

Dhanka  kale ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhanka Dowladda ee la xiriira weerarka kooxda Al- Shabaab ay ku qaadeen deegaanka Daaru- Nimca ee Shabeelaha Dhexe.

Daaru-Nicma ayaa ah deegaan istaraatiiji ah oo horay looga qabsaday kooxda Al-Shabaab

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.