image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

DEG-DEG : MD Xasan Sheekh oo ka badbaaday isku day DIL

Maxaas (ONKOD) Wararka laga  helayo degmada Maxaas eee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas maanta uu ka dhacay qarax aad u xooga badan halkaas oo u ku sugan yahay MD Xasan Sheekh Maxamuud.

Sida wararka ay sheegayaan gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lagaga hortagay  bar kantarool oo ku taala degmada Maxaas  halkaas oo kulamo uu ka wado Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya .

Qaraxan ayaa lagu soo waramayaa in ujeedkiisu uu ahaa in  kooxda Al- Shabaab ay ku caraqadeeyo  shirarka madaxwaynaha uu ka wado Maxaas  halkaas oo ay ku sugan yihiin masuuliyiin  Dowladda ah.

Waa qaraxii kowaad oo ka dhaca degmada Maxaas tan iyo inta uu ku sugan yahay Madaxwaynaha Soomaaliya si uu  u horkaco , howlgalada ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab.

Maalmihii la soo dhaafay waxa jiray digniin laga bixiyay suurtagalnimada in kooxda Al- Shabaab weerar ay ku qaado ,  goobta uu ku sugan yahay Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.