image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Waa kuma Yevgeny Prigozhin?

TALLINN, Estonia (ONKOD ) Yevgeny Prigozhin, wuxuu ka soo jeedaa magaalada St Petersburg ee caasimadda Ruushka, oo ah isla halka uu ka soo jeedo...

PUNTLAND : Waqtiga la qabanayo doorashada Golayaasha deegaanka oo la shaaciyay

Garoowe (ONKOD ) Dowlad goboleedka Puntland ayaa  war ka soo saartay waqtiga ay tahay in deegaanada maamulkaas ay ka dhacayaan doorashooyinka Golayaasha deegaanka oo...

Hanti dhawrka oo dul hoganayaan fadeexooyin miyuu is casilayaa ?

Muqdisho (ONKOD ) Waxa Ummadda Soomaaliyeed la  wadaagayaa  gafafka, hagardaamooyinka, khaladaadka iyo qiyaanooyinka Qaran ee Md. Ahmed Guutaale (Hantidhawraha Guud) uu ku kacay intii...

Booliska siduu uga hadlay weerarkii Al- Shabaab ay ka gaysteen MUQDISHO ?

Muqdisho (ONKOD ) Taliska  ciidanka  booliska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyay , weerar jihooyin badan lahaa ka dhacay oo magaalada Muqdisho ay ka gaysteen...

Soomaaliya oo sanadkan ku – biiri kara suuqa Bariga Afrika , haddii …..

Nairobi (ONKOD) Magaalada Nayroobi ee dalka Kenya waxaa ka bilowday wadahadallo u dhexeeya Soomaaliya iyo wakiillada Beesha Dhaqaalaha ee Bariga Afrika EAC oo ay...

KOOBID : Muqdisho oo Hoobiyaal & dagaal toos ah ay ka dhaceen

Muqdisho (ONKOD ) Magaalada Muqdisho waxaa 24-kii  saac ee la soo dhaafay ka dhacay weeraro toos ah  oo u dhaxeeya ciidanka Dowladda Soomaaliya  iyo...

MD Xasan Sheekh & DENI miyaa ku kulmaya Gaalkacyo ?

Muqdisho (ONKOD ) Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo maamul goboleedka Puntland ayaa in muddo ah waxa u dhaxeeya khilaaf xooggan kaas oo ka...

Somaliland oo tiri ”Waan diidnay go’aanka ee Dowladda ee TIKTOK”

Hargaysa (ONKOD) Somaliland ayaa si adag uga  hor timid , go’aankii Dowladda Soomaaliya ay ku mamnuucday dalka Aalada TikTok  oo ka mid ah baraha...

Shababaab oo qaraxyo hurdada kaga toosiyay dadka MUQDISHO

Muqdisho (ONKOD) Gaari nooca Laylacawaali Soomaalidu ay  u taqaano ayaa saaka  ku qarxay xaafadaha Ifka Xalane ee Muqdisho. Goob ay ku sugnayeen ciidanka Dowladda ayaa...

Banaanbaxyo ka dhan ah Dowladda Xasan Sheekh oo ka dhacay Beledwayne

Beledwayne (ONKOD) Magaalooyinka ka mid ah dalka waxaa ka soconaya banaanbaxyo waawayn oo loogu diidan yahay xariga Dowladda ay kula kacday Generaal Sheegow oo...

HRW ‘’ Boqolaal Tahriibayaal ayay dileen ciidanka Ilaalada Xuduuda Sacuudiga ‘’

Riyadh (ONKOD) Ciidanka  Sacuudiga ayaa lagu eedeyay in ay ku dhaqaaqeen  gabood falo ka dhan ah xuquuqda Aadanaha oo ay u gaysteen dad u...

“Shabaab la dirir, shabaab ku beddel waxba soo kordhin meyso”

Amsterdam (ONKOD) Dowladda Federaalka  Soomaaliya ayaa sheegtay in ay bilaabayso wajiga labaad ee howlgalka ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab isla markaana uu hoggaaminayo...

BANAANBAXYO , ruxay waddooyinka muhiimka ah ee caasimadda

Muqdisho (ONKOD ) Waddooyin muhiim ah oo magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay dibadbaxyo waawayn oo lagu diiday xariga Generaal Sheegow oo ka mid...

Sheegow waxaa ku xiga weerar kale oo lagu qaadi doono Saraakiil kale

Muqdisho (ONKOD) Xog cusub ayaa ka soo baxaya sababta keentay in weerar lagu qaaday  Generaal Sheegow oo ciidanka  Dowladda ay ka soo qabteen degmada...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.