image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Dilalka rayidka oo ka socda gobolka Amhaarada oo kordhay.

Adis Ababa (ONKOD) Shaqaalaha caafimaadka ee dalka Itoobiya ayaa sheegay in ugu yaraan 26 qof oo rayid ah ay ku dhinteen duqayn diyaaradaha aan...

SOMALILAND Jabhad hubaysan ayaa dhibaato ku haysa Muuse siduu uga hadlay

Hargaysa (ONKOD) Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in dhibaato ba’an deegaanada maamulkaas ay ku hayaan koox maleeshiyaad ah sida uu yiri. Muuse Biixi...

Saciid DENI oo ka qayla dhaamiyay dhibaatooyin ku soo kordhay Puntland

Garoowe  (ONKOD ) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi DENI ayaa sheegay in deegaanada maamulkaas uu dhibaato ku haya waxyaabaha maanka dooriya. Waxa uu sheegay...

Madaalle muxuu yahay cabsida uu ka qabo amniga caasimadda ?

Muqdisho (ONKOD ) Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa  isugu yeeray Guddoomiyahaasha degmooyinka gobolka Banaadir shir deg deg ah. Shirkan ayaa la sheegay...

Xildhibaano ka dooday fadeexadii Soomaaliya ka soo gaartay China

Muqdisho (ONKOD )  Maanta oo Axad ah xarunta Golaha shacabka waxaa ka qabsoomay fadhi su’aalo lagu waydiinayay Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha xukuumadda Federaalka ah...

Puntland : Xarfo ciidan gadoodsan oo xirtay waddooyinka muhiimka ah

Garoowe (ONKOD ) sida ay sheegayaan wararka aan ka helayno degmada Xarfo ee Puntland ciidan gadoodsan ayaa xirtay waddooyin muhiim ah oo degmada ah. Dadka...

90 qof oo ku dhintay dab ka kacay kaymaha Maui ee gobolka Hawaii ee Mareykanka

NewYork (OKOD ) Ugu yaraan 89 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dabka ka kacay Maui ee dalka Mareykanka. Barasaabka gobolka Hawaii...

Laascanood : Somaliland oo duqeymo ka fulisay gudaha magaalada & duleedkeeda

Laascanood  (ONKOD ) Magaalada Laascanood ee gobolka Sool wararka aan ka helayno ayaa sheegaya in halkaas maanta laga maqlayo dhawaqa jugta culus oo ay...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo si xirfadaysan u bandhigay xalka Somaliland

Muqdisho (ONKOD ) Waxaan xanuunka iyo murugada la qaybsanayaa maamulka, shacabka iyo gaar ahaan ehellada ay dadkoodu ku dhinteen iska hor imaadka shalay ka...

Mucaaradka Somaaliland oo iska diiday dalab ugu yimid Muuse Biixi

Hargaysa (ONKOD ) Labada xisbi mucaaradka ee Somaaliland ayaa qaadacay shir uu ugu yeeray Madaxweyne Muuse Biixi, kaasoo looga hadlayay khilaafka ka taagan arrimaha...

MUQDISHO : Saraaakiil oo ciidan oo lagu dilay kuwa kalena lagu dhaawacay

Muqdisho (ONKOD) Magaalada  Muqdisho waxaa ka dhacay qaraxyo waxyeelo ay ka soo gaartay saraakiil ka mid ah ciidanka Dowladda Federaalka ah Soomaaliya. Gaari ay la...

Golaha Wasiiradda oo ansixiyay hindise sharciyeedka xuquuqda carruurta

Muqdisho (ONKOD) Shirka Toddobaadlaha ee golaha Wasiirrada Soomaaliya oo uu guddoominaye Ra’isul Wasaare Xamze Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Xuquuqda Carruurta Soomaaliyeed. Hindise...

Muxuu ahaa Shirka ‘’shakiga’’ abuuray ee ka dhacay magaalada Dhuusmareeb ?

Dhuusmareeb (ONKOD) Magaalada Dhuusmareeb ee gobolka galgaduud waxaa ka soconaya shirar kala duwan oo ujeedkoodu uu yahay in la qaado howlgal ka dhanka ah...

Itoobiya mar kale miyay cagta saartay wadadii burburka ?

Adis Ababa (ONKOD) Gobolka  Amxaarada waxaa  wali ka sii ka socda dagaal waxyeelo ba’an gaysanaya waxaana lagu soo waramayaa inuu sii xogaysanayo dagaalka isaga...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.