image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Magaalada ‘’MUQDISHO ‘’ oo qarax ku waabariistay

Muqdisho (ONKOD) Qarax khasaare xooggan ayaa maanta  ka dhacay  degmada Shibis ee magaalada Muqdisho kaas oo lala eegtay sarkaal ka tirsan Dowladda. Waxa uu ka...

GANACSIGA XOOLAHA IYO SOOMAALIDA

Qormadeenna maanta waxaan uga hadli doonnaa hadduu Alle ogolaado Ganacsatada Soomaalida iyo ka Ganacsiga xoolaha. XOOLAHA NOOL Waxaan ku noolnahay waddan qani ku ah xoolaha nool,...

Qoyska Sahal: Madhibaan birimo boos ma yeelan karo ayaa nalagu heystaa!

Muqdisho (ONKOD) – Qoys ka soo jeeda beesha Madhibaan ayaa maanta soo bandhigay tacaddi muddo lagu hayey oo sababtay in aabaha reerka uu xabsi...

Heshiis horudhac ah oo laga gaaray rabashadahii ka jiray KENYA

Nairobi (ONKOD ) Xubno ka kala socda Madaxwaynaha talada haya ee Kenya William Ruto  iyo hoggaamiyaha mucaaradka dalkaas ee horkacaya dibadbaxyada Raila Odinga ayaa ...

Ganacsigiii yar yaraa ee laascanood oo si tartiib ah u bilaabanaya

Laascanood (ONKOD )  Magaalada Laascanood ee gobolka Sool wararka laga helayo ayaa sheegaya in maalmihii la soo dhaafay xaaladda magaaladaas ay ahay mid ka...

Wasiirka gaashaandhiga oo Golaha shacabka ay ku qasbeen inuu ka hadlo weerarkii Jaalle Siyaad

Muqdisho (ONKOD ) Wasiirka Gaashaandiga oo  hortagay  Golaha  shacabka ayaa  lagu qasbay inuu ka jawaabo su’aalaha weerarkii Jaale Siyaad  , isaga oo sheegay  iney...

Luuqadda hooseysa ee Xasan Sheekh – Kulan ka dhacay Villa Somalia

Muqdisho (ONKOD) Madaxwaynaha  Dowladda Federaalka  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo aan si faahfaahsan uga hadlin weerarkii askarta badan ay ku dhinteen ee Jaalle Siyaad...

Dablay hubeysan oo Muwaadin Soomaaliyeed ku dilay Koonfur Afrika

Eastern Cape (ONKOD ) Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa dil xalay kooxo hubeysan oo South Afrikaan ah ay magaalada Port Elizabeth ee...

Beelo dad badan iska dilay oo lagu heshiisiiyay Sh.Dhexe

Warsheekh  (ONKOD ) Masuuliyiin kala duwan ayaa ku baxay dhaxdhaxaadinta beelo walaala ah oo wada dega gobolka Shabeellaha dhexe kuwaas oo in mudda ahba...

MD Xasan Sheekh oo qaaday talaabo ku saabsan qaraxii Jaalle Siyaad

Muqdisho (ONKOD) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan isugu yeeray  qaar ka mid ah saeaakiisha ciidanka Dowladda kuwaas oo uu kala – hadlay amniga...

Soomaaliya oo laga cafiyay lacag dhan $684 Milyan

Saint-Petresburg (ONKOD ) Ruushka uu in ka badan 684 million oo doolar ka cafiyay Soomaaliya, heshiiskaas oo ka dhacay magaalada Saint Petersburg ee dalka...

Soomaaliya & Kenya oo arrimo dhawr ah ka hadlay , maxaa ugu waynaa ?

Darusalam (ONKOD) Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Bare oo shir uga qayb galaya dalka Tanzania ayaa magaalada Daruslaam kula kulmay Madaxwaynaha Kenya William Rutu. Ra’iisul Wasaaraha...

Afgembi ka dhacay dalka Niger & Waddamo badan oo dhaleeceeyay Afgambigaasi

Niamey  (ONKOD) Warbaahinta  dalka Niger  ayaa ku warantay maanta oo Khamiis ah in ciidanka dalkas Niger oo ku yaalla Galbeedka Africa, militiriga ay kaga...

WARCUSUB : NISA lagu weeraray magaalada Muqdiso & khasaaraha jira

Muqdisho (ONKOD) askar dhar cad ah oo ka tirsan Hay’adda NISA ayaa maanta lagu weeraray meel u dhaw Isgoyska Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Dad ku...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.