image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wasiirka gaashaandhiga oo Golaha shacabka ay ku qasbeen inuu ka hadlo weerarkii Jaalle Siyaad

Muqdisho (ONKOD ) Wasiirka Gaashaandiga oo  hortagay  Golaha  shacabka ayaa  lagu qasbay inuu ka jawaabo su’aalaha weerarkii Jaale Siyaad  , isaga oo sheegay  iney baaritaano socdaan, saraakiilna weerarkaasi ay u xiran yihiin.

Hadalkan  Wasiirka Gaashaandhiga Cabduqaadir Maxamed Nuur waxa uu ka sheegay xarunta Golaha shacabka  uu uu maanta sabti ah geeyay Hidise sharciyeedka aas aasida ciidanka  heeganka Bariga Afrika.

Su’aallo  Golaha  shacabka ay waydiiyeen Wasiirka weerarkii  Jaalle Siyaad  ayuu markii hore ka gaabsaday Wasiirka Gaashaandhiga inuu ka jawaab celin waayo , hase ahaatee markii dambe lagu qasbay .

Buuq badan ayaa ka dhashay marki hore in Wasiirka uu ka hadlo weerarkaas oo ay ku dhinteen ,in ka badan 30 ka mid ah askarta ciidanka 14 October

Wasiir Jaamac oo ka waramaya weerarkii Shabaab ay ku qarxiyeen ciidnakii feylka ku jiray ayaa yiri” arinta dhacdada jaale siyaad baaritaan ayaa socda saraakiil ayaa uxiran”

Al Shabaab ayaa weerar ismiidaamin ah 24kii bishan ku qaaday Kuliyadda Jaalle Siyaad ay ku jireeen ciidamo katirsan guutada 14-ka October oo laga keenay gobolka Shabeelaha Hoose, waxaana weerarkaasi ku dhintay askar aad u badan.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.