image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

WARCUSUB : NISA lagu weeraray magaalada Muqdiso & khasaaraha jira

Muqdisho (ONKOD) askar dhar cad ah oo ka tirsan Hay’adda NISA ayaa maanta lagu weeraray meel u dhaw Isgoyska Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.

Dad ku sugan Isgoyska ayaa RBC u sheegay in ugu yaraan shan askari oo NISA ah dhaawac culus uu gaaray kuwaas oo la dhigay mid ka mid ah isbitaalada magaalada Muqdisho.

Weerarka ka dib waxaa goobta soo gaaray oo howlgal ka fuliyay ciidamo ka tirsan Dowladda kuwaas oo dad badan ka qab qabtay goobta

Saraakiisha Dowladda Soomaaliya ayaa wax war ah ka soo saarin weerarkan ka dhacay maanta isgoyska Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.

Amniga magaalada Muqdisho ayaa mudooyinkan faraha kasii baxaya, iyadoo bilowgii todobaadkan qof isa soo miidaamiyay uu dhex galay ciidamo la feylinayay oo ku sugnaa gudaha xerada kuliyada Jaale Siyaad.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.