image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Guddoomiye Madoobe ‘’ Askartii lagu laayay Jeelle Siyaad waa masuuliyad darro laamaha amniga‘’

Muqdisho (ONKOD ) Guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul ugu hadlay weerarkii askarta badan ay ku dhinteen ee ka dhacay , Kulliyadda Jaalle siyaad...

Uhuru Kenyatta ‘’ Dhib keliya ee ii haysta ee caqabad igu ah waa Rutu ‘’

Nairobi (ONKOD) Madaxwaynihii Kenya Uhuru Keyatta ayaa sheegay inuu dareemayo dhibaatooyin joogta ah oo uu kala kulmayo Dowladda Madaxwaynaha hadda talada dalkaas haya ee...

Golaha Wakiilada Puntland oo ansixiyay wax ka bedelka Dastuurka Puntland

Garoowe (ONKOD ) Dood adag ayaa wali ka taagan in la furo Dastuurka taas oo xitaa ku keentay deegaanada maamulka Puntland xaalad hubaal la’aan...

Dood xooggan oo ka dhalatay is casilaada xubno muhiim u ahaa Bankiga Dhexe

Muqdisho (ONKOD ) Magaalada Muqdisho waxaa guux badan uu ka dhashay is casilaada xubno udub dhaxaad u ahaa Bankiga Dhexe kuwaas oo shaqada isaga...

Magaalada Garoowe oo dadku farta wadnaha ay ku hayaan + heerka khilaafka

Garoowe (ONKOD) Magaalada Gawoowe ee caasimadda Puntland waxaa ka taagan walaac ay shacabku ka qabaan in dagaal uu ka dhaco, xilli isfaham darro ay...

Safaaradaha shisheeyaha Ciraaq oo ‘’CABSI’’ soo wajahday maxay tahay sababta ?

Ciraaq (ONKOD) Waxaa aad u isii taraya carada ka dhalatay falalkii ka dhacay dalka Sweden ee lagula kacay Kitaabka Qur'aanka Kariimka, waxaana wadamo badan...

Doorashada Golaha Wakiilada ee Somaliland & halka ay marayaan.

Hargaysa (ONKOD) Maanta oo Axad ah waxa magaalada Hargaysa ee Somaliland ka dhacay doorashada Golaha  Wakiilada  Somaliland kaas oo ay ku tartami doonaan Yaasiin...

AFRICOM  ‘’Waxan  duqeynay  galgaduud oo Al- Shabaab ku sugnaa ‘’

Dhuusmareeb (ONKOD) Diyaaradaha Mareykankan ayaa duqeymo ka fuliyay deegaano ka mid ah gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka halkaas ay ku suganayeen xubno ka mid...

Wasiirada ma aysan soo hadal qaadin go’doominta Baydhabo ee Al-Shabaab

Muqdisho (ONKOD) Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa looga hadlay Amniga...

Shabaab & Dowladda oo ku dhax dagaalamay gudaha Muqdisho

Muqdisho (ONKOD) Kooxda Al- Shabaab ayaa weeraro toos ah ka bilaabay in ay ka gaystaan gudaha magaalada Muqdisho , kuwaas oo inta badan khasaare...

DFS oo doonaysa in go’doominta ka qaado Baydhabo & talaabo ay qaaday

Muqdisho (ONKOD ) Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa howlgal qorsheesan oo ay ka fuliyeen deegaanka Ceel-bashiir oo kuyaalla inta u dhaxeysa deegaanka Jameeco iyo degmada...

Diyaaradaha Kenya oo dad rayid ah ku laayay deegaano ka mid ah gobolka Gedo.

Baardheere (ONKOD) Diyaaradaha Kenya ayaa wali wada beegsiga ay ku hayaan goobaha ay degan yihiin dadka shacab ah ee deegaaanada gobolka Gedo ku nool...

Soomaalida Kenya oo wehel u ah casbi & banaanbaxyo ka dhacaya Nairobi

Nairobi (ONKOD) Somaalida ku nool Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa ka walaacsan mudaaharaadyada  ka dhacaya  dalka kenya, xilli mudaaharadyadii todobaadkii hore ka dhacay Nairobi...

XOG : MD Xasan oo cabsi amni gudaha u gali waayay magaalada Jowhar

Jowhar (ONKOD ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tagay magaalada Jowhar halkaas oo qorshuhu ahaa inuu kula kulmo qaybaha bulshada...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.