image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Diyaaradaha KENYA oo rayid ku laayay Gedo & tirade dhimashada

Baardheere (ONKOD) Warar kala duwan ayaa soo baxaya khasaaraha nafadeed ee ka dhashay duqeymo ciidanka Kenya ee ATMIS ay ka gaysteen deegaano ka mid...

Dekada magaalada Bosaaso oo aan maanta shaqayn sababta

Boosaaso (ONKOD ) Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa laga soo warinayaa in Maanta aysan Shaqeyneyn Dekadda Magaalada, iyadoo faah faahin ey...

ATMIS ‘’Waxaan banaynay 7 saldhig oo aan ku wareejinay ciidanka DFS ‘’

Muqdisho (ONKOD) Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa ATMIS, Danjire Mohamed El-Amine Souef oo Warbaahinta la hadlay...

Shirka magaalada Laascanood maxaa looga hadlayaa ?

Laasacanood (ONKOD ) Magaalada Laascanood ee gobolka Sool waxaa ka furmaya shir ujeedkiisu uu yahay xaaladaha gobolada Soo , Sanaag iyo Cayn halkaas oo...

Jubbaland ma doonayso in ATMIS dalka ay ka baxaan.

Kismaayo (ONKOD ) Dowladda Federaalka Soomaaliya  ayaa biloday qorshe Ciidanka Dowladda Soomaaliya si buuxda ay ugula wareegayaan goobaha ay banayeen ciidanka ATMIS. Goobaha ciidanka ATMIS...

Al- SHABAAB oo weerar ku bilaabay goobihii ay baneeyeen Ciidanka ATMIS.

Baardheere (ONKOD) Weeraro kala duwan ayaa lagu soo waramayaa in kooxda Al- Shabaab saacadihii la soo dhaafay in ay ka gaysteen deegaano badan oo...

Digital Safety: A Shared Responsibility TikTok is Proud to Prioritise

Mogadishu, 03 July 2023 -  Recently hosting a series of workshops, TikTok recognises that safety is a top priority for its community in Somalia...

MUQDISHO : Madaafiic lagu garaacay Villa Soomaaliya iyo Khasaaro Dhimasho oo ka dhashay

Muqdisho (ONKOD ) Saakay salaadii subax tiro hoobiyaal  ah lagu garaacay xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee kutaalla Muqdisho, waxaana madaafiicdaasi ka dhashay khasaaro isugu jira...

GAROOWE : Halkee marayaan shirarka lagu dhamaynayo khilaafka jira ?

Garoowe (ONKOD ) Guddoomiyaha Baarlamaan Puntland, Cabdiarshiid Yuusuf Jibriil ayaa booqday Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo galinkii dambe ee shalay gaaray Garoowe. Islaan Bashiir, ayaa...

MUQDISHO : Madaafiic lagu garaacay Villa Soomaaliya iyo Khasaaro Dhimasho oo ka dhashay

Muqdisho (Raxanreeb ) Saakay salaadii subax tiro hoobiyaal  ah lagu garaacay xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee kutaalla Muqdisho, waxaana madaafiicdaasi ka dhashay khasaaro isugu jira...

GAAS ” Garoowe waxaan u tagnay in xal u helno khilaafka jira ”

Garoowe (ONKOD) Magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland waxa  ka soconaya shirar gaar gaar ah kuwaas oo u dhaxeeya masuuliyiin maanta gaartay Garoowe...

Dagaal ayaa socda SUDAN 2.2 milyan oo lagu qasbay in guryahooda ka qaxaan

Khartoum (ONKOD ) Dalka Sudan oo dagaalo ay ka dhacayeen maalmihii la soo dhaafay ayaa markale waxaa lagu soo waramayaa in rabashado kale ay...

Cumar & Gaas oo Garoowe u tagay xalka Khilaafkii ka dhashay doorashada

Muqdisho (ONKOD ) Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Gaas iyo Raysalwasarihii hore ee Soomaaliyar Cumar Cabdirashiid Sharmaarke ayaa maanta lagu soo dhaweeyey Garoowe. Waxaa garoonka...

Ganacsade reer CADAADO ah oo askar ka tirsan DFS ay ku toogteen Muqdisho

Muqdisho (ONKOD) Maanta oo Isniin ah waxa magaalada Muqdisho lagu dilay ganacasade caanka ahaa gobolada dhexe gaar ahaan magaalada Cadaado. Sida xogaha la helay ay ...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.