image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Jubbaland ma doonayso in ATMIS dalka ay ka baxaan.

Kismaayo (ONKOD ) Dowladda Federaalka Soomaaliya  ayaa biloday qorshe Ciidanka Dowladda Soomaaliya si buuxda ay ugula wareegayaan goobaha ay banayeen ciidanka ATMIS.

Goobaha ciidanka ATMIS la qoshaynayo in ay banayeen waxaa qayb ka ah Jubbaland halkaas oo ay ka howlgalaan ciidanka Kenya ee ATMIS.

Maamul goboleedka Jubbaland ayaa sheegaya in xilliga aysan ku haboonayn in ciidanka ATMIS ay ka baxaan gudaha dalka , maadama la guda galayo wajiga labaad ee howlgalada ka dhanka ah Al- Shabaab.

Madaxwayne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay in ay muuqanaysa in laga deg degayo in ciidanka ATMIS ay ka baxaan goobo badan ood dalka ah

Maxamuud Sayid Aadan ayaa tilmaamay inuu yahay mid aan laga fiirsan, sida uu hadalka u dhigay isla markaana ay ahayn in si feejigan looga fiirsado ka bixitaanka ciidanka ATMIS ee xilligan.

Sidoo kale waxaa uu carabka adkeeyay in Jubbaland ay ka walaacsan tahay qorshaha bixita ATMIS, maadaama weli dalka uu ka socdo guluf ka dhan ah kooxda Al-Shabaab.

Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo dowladda Soomaaliya ay ku dhowaaqday in ATMIS ay dalka ka baxeyso, amnigana ay la wareegayaan ciidamada Xoogga dalka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.