image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Ajaaniib ka tirsan Daacish oo lagu qabtay Buuraha Galgala ee Gobolka Bari

Boosaaso (ONKOD ) Ciidanka amniga magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa lagu soo waramayaa in howlgal ay ka fuliyeen dhulka Buuraha Galgala ay gacanta...

PUNTLAND oo dib u heshiisiin u samaynaysa beelo ku dagaalamay Mudug

Gaalkacyo (ONKOD ) Masuuliyiin ka  tirsan maamul goboleedka Puntland ayaa dadaal   ugu jira sidii loo xalin lahaa laba beelo oo walaala ah kuwaas oo...

‘’Ciidanka Kenya way sii joogaan Soomaaliya’’ – William Ruto

Nairobi (ONKOD ) Howlgalka ATMIS oo markiisii hore ka yimid AMISOM ayaa hadda waxa socda sidii loo dhimi lahaa ciidanka si ciidanka xoogga dalka...

Muslimiintii ugu badanayd oo bilaabay acmaasha xajka

Riyadh (ONKOD ) Maanta oo Talaad ah In ka badan laba milyan oo xujay ah ayaa taagan buurta Carafa, si ay u gutaan rukniga...

WFP : Soomaaliya iyo dalal Afrika ah oo dadkooda u dhiman doonaan Gaajo.

Muqdisho (ONKOD) Walaac aad   u xoogan ayaa laga qabaa , in dalal badan oo bariga Afrika ah oo ay Soomaaliya ku jirto in ay...

Qodobada wax laga bedelay Dastuurka Puntland & khilaafka oo ka sii daray

Garoowe (ONKOD ) Barlamaanka maamul goboleedka Puntland ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah  u shaaciyay qodobada wax kaa bedelka lagu sameeyay ee...

Madaxwaynaha DFS oo Ubax dhigay Taallada Dhagaxtuur & Taariiqda dagaalkii dhagaxtuur

Muqdisho (ONKOD ) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud  oo maamuusaya halgameyaashii Soomaaliyeed ee naftooda u huray Xorriyadda Gobollada Waqooyi iyo guud ahaan...

Muuse Biixi ‘’Xabad joojin baa diyaar u nahay oo ka dhaqan gasha Laascanood ‘’

Hargaysa (ONKOD ) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay xaaladda magaalada  magaalada Laascaanood  halkaas oo labadii maalin ee u danbeysay  dagaal uu...

26-ka JUUN Muuse Biixi & MD Xasan oo jeediyay hadalo iska soo horjeeda

Hargaysa (ONKOD) Munaasabad  loogu dabbaaldegayo sannad-guurada 63-aad ee kasoo wareegtay markii ay gobolada Waqooyi ee Somaliland xuriyadda ka qaadateen dalka Ingiriiska, ayaa  lagu qabtay...

26-ka June: Maalin Go’aankeeda Lagu Wada Farxay Laakin Miraheeda Ay Koox Guratay

Muqdisho (ONKOD ) Dabaaldegga 26-ka June waa astaan qaran, waa maalinta ay xuriyadda qaateen gobollada waqooyi ee dalkeenna isla markaana ay dowlad noqdeen. Somaliland, Waxaa...

Arrimaha Bulshada : Sare u kac ku yimid qiimaha la iibiyo xoolaha ee Suuqyada Muqdisho

Muqdisho (ONKOD ) Mashquul aad  xooggan ayaa ka jira maanta suuqyada lagu iibyo xoolaha gaar ahaan ariga ka dib markii wax ka yar laba...

Shir Lidi ku ah go’aanka Cali Jayte ee xanibaada Garoonka oo Jowhar ka dhacay

Beledwayne (ONKOD ) Magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe maanta oo  Axad ah waxaa ka dhacay shir ujeedkiisu ahaa ka hadalka amniga deegaanada maamulka...

DENI oo xilkii ka qaaday sarkaalka diidanaa Doorashada & cara ka dhalatay

Garoowe (ONKOD ) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa isbedel ku sameeyay maamulka gobolka Nugaal  , taas oo siyaabo kala duwan looga...

XOG -Amar uu soo saaray Cali Jeyte oo maanta ka dhaqan galay Baladweyne

Muqdisho (ONKOD ) Waxaa ka sii daraysa xiisada ka  taagaan  Gobolka Hiiraan gaar ahaan magaalada Beledwayne , halkaas oo  Guddoomiyaha xilka laga qaaday Cali...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.