image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Muslimiintii ugu badanayd oo bilaabay acmaasha xajka

Riyadh (ONKOD ) Maanta oo Talaad ah In ka badan laba milyan oo xujay ah ayaa taagan buurta Carafa, si ay u gutaan rukniga ugu weyn arkaanta xajka , iyadoo muslimiin badan oo caalamka ku nool  maanta ay sooman yihiin intooda badan.

Dadka Islaamka ee maanta taagan banka cafaro waxaa ka mid ah kumaan dad Soomaaliyeed kuwaas oo ka kala tagay gudaha iyo dibadiisa si ay u gutaan rukniga arkaamta xajka.

Warbaahinta maxaliga ee magaalada Riyadh ayaa sheegtay, in xajka sannadkan ay ka qeybgali doonaan ku dhawaad laba milyan iyo bar, taas oo ka dhigan  tiradii ugu badneyd oo Muslimiin ah oo abid u soo xajisa xajka.

Ammaanka xajka ayaa sii wayn loo adkeeyay iyadoona boolis badan lasoo dhoobay waddooyinka magaalada Maka si ay ammaanka u sugaan.

Dowladda Sacuudiga ayaa tirada dadka gudanaya Xajka u qoondeysa dalalka taasoo lagu saleeyo baaxada iyo tirada shacabka ku nool dalka

Dalka Inodnesia ayaa hela tirada ugu badan ee adka loo ogol yahay xajka, waxaa ku xiga Pakistan, Hindiya, Bangladesh iyo Nigeria.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.