image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Hubaal la’aan ka taagan Laascaanood & ciidamo lagu daad -gureeyay

Laascanood (ONKOD) Magaalada Laascanood ee gobolka Sool waxaa ka jira maanta dhaq dhaaq ciidan oo u dhaxeeya ciidanka Somaliland iyo kooxaha deegaanka ee gobolada...

DENI oo wajahaya eedeymo hor leh & damac muddo kordhin

Garoowe (ONKOD ) In mudda ahba deegaanada maamul goboleedka Puntland waxaa ka jiray khilaaf ka dhashay doorashada maamulkaas iyo in la furo Dastuurka taas...

Cali Jayte oo yiri Xasan Sheekh kuuma imaanayo la laabo casuumadaada –XOG-

Muqdisho (ONKOD ) Waxaa soo baxaya warar sheegaya in madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya  uu casuumaad uu u fiyay Guddoomiyihii xilka laga qaaday Cali Jayte Cusmaan. Cali...

Axmed Madoobe miyuu tagayaa Gobolka Gedo ?

Kismaayo (ONKOD) Madaxwaynaha Dowlad goboleedka Jubbalad Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa markale ku celiyay  muhiimada ay leedahay in maamulkiisa  uu u baahan yahay wada-...

UNHCR & Kenya oo saaray war ay ku farxaan Qaxootiga Kenya ku nool

Dhadhaab (ONKOD ) Qaxootiga Soomaalida Xeryaha dhadhaab ayaa heli doona , xaquuq in muddo ah ka maqnayd oo ay dhawrayeen ka dib heshiis ay...

Maalintii 2AAD oo laga Ciidayo Dalka & Dhuusmareeb oo maalinta 1AAD kowaad u tahay

Muqdisho (ONKOD) Maalintii labaad ayaa laga ciiday maanta meelo badan oo dalka ah waxaana socda qalida xoolaha si loogu sadaqaysto dadka masaakiinta ah. Dadbadan ayaa...

Ganacsato badan oo wax loogu iibsaday Lacag dollar oo been abuur ah

Muqdisho (ONKOD) Ciidanka Booliska ayaa sheegay in gacanat ay ku soo dhigeen nin ay ku eedeyeen in lacag been abuur ah oo doolar ah...

Golaha ammaanka oo isku raacay in ciidanka ATMIS laga saaro Soomaaliya

NEWYORK (ONKOD) Fadhi Golaha ammaanka ay ku yeesheen magaalada New York ee dalka Mareykanka ayay isku raaceen in ciidanka ATMIS si  tartiib tariib ah...

WARCUSUB : Beelo dagaal ku dhaxmaray duleedka Dhuusmareeb ee Galgaduud

Dhuusmareeb (ONKOD) Wararka maanta oo Arbaca ah Onkod uu ka helayo degmada Dhuusmareeb ee gobolka galgaduud ayaa sheegaya in halkaas dagaal uu ku dhaxmaray...

Cali Balcad ‘’ Soomaaliya dhawaan waa laga qaadayaa cunaqabataynta hubka ‘’

Washington (ONKOD ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wada dadaalo ay ku doonayso ,  ayaa xod xodasho  ugu jirta sidii loogu qaadi lahaa cuna qabataynta...

Shirkadda TikTok oo hawada ka saartay muuqaladii ugu badnaa oo jabiyay xeerarka Soomaaliya

Muqdisho (ONKOD ) Warsaxaafadeed ka soo baxday shirkadda TikTok ayaa lagu sheegay in shirkadda ay qabatay taxaneyaasha aqoon kororsiyada, iyada oo ku shaacisay in...

Dowladda oo askari badan ku daadisay goobo badan oo caasimadda ah

Muqdisho (ONKOD ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waddooyin badan oo xaafadaha magaalada Muqdisho ah waxa ay ku daadisay askar badan . Ujeedka askartan ayaa lagu...

LAASCANOOD : Dadkii ugu tirada yaraa ayaa ku ciidaya , Maxayse tahay sababta ?

Laascanood (ONKOD ) Magaalada Laascanood ee gobolka Sool oo ay dagaalo ka dhaceen waxaa ka barakacay qoysaskii ugu badanaa kuwaas oo gaaray meelo ka...

MAALINTA 1aad ee Ciidul Adxaa oo loogu dabaal degay Muqdisho & gobolada

Muqdisho (ONKOD) Maanta oo Arbaco waxa magaalada Muqdisho iyo meelo badan oo dalka ah  loogu dabaal degayaa maalinta kowaad ee ee munaasabada Ciidul adxaa. Dad...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.