image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Qabuuro la doonayay in Ganacsato laga iibiyo oo amar culus laga soo saaray

Muqdisho (ONKOD) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta booqday Qubuuraha Macalin Nuur ee Deegaanka Garasbaaley (Tre-disho) si uu ugu jawaabo cabasho...

Mardhow Jubbaland waxay noqon gobolka 47aad ee Kenya!!

Muqdisho (ONKOD ) Jubbaland waa boog siyaasadeed  oo Somaaliya ku taalla qaabka ay hadda u taallo oo ah in qof shaqsi ah leeyahay. Dadka...

Al- Shabaab oo arbushtay amniga degmada Ceelbarde ee Bakool

Ceelbarde (ONKOD) Kooxda Al- Shabaab ayaa weerar gaadma ah waxaa lagu soo waramayaa in ay ku qaaday degmada Ceelbarde ee gobolka Baay. Fariisimo ciidanka maamulka...

Dowladda & ATMIS oo ka hadlay Amniga ka dib ka bixtaanka ATMIS ee dalka

Muqdisho (ONKOD ) Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hoggaanka ATMIS ayaa ka wada- hadlay sidii ciidan Soomaaliya si buuxda ay ula wareegi lahaayeen amniga goobihii...

Cumar Cabdirashiid & xubno kale oo isku keenaya mucaaradka & DENI

Garoowe (ONKOD) Magaalada Garoowe ee xarunta maamul  goboleedka Puntland waxaa ka soconaya dadaalo la isugu keenayo xubnaha mucaaradka ah ee maamulkaas iyo Madaxwayne Saciid...

KENYA : In ka badan 50 qof oo ku dhintay shil gaari oo dalkaas ka dhacay

Nairobi (ONKOD) Warbaahinta dalka Kenya ayaa shaacisay in tiradii ugu badnayd ay ku geeriyooday shil gaar oo ka dhacay dalkaas , waxaana jira dad...

Sooyaalka : Daljirka DAHSOON ee la ubax dhigay maanta xuska 1-da Luulyo

Muqdisho (ONKOD ) Magaalada Muqdisho lagu qabtay xuska sannad-guurada 63-aad oo ku aaddan markii ay gobollada Koonfureed xorriyadda ka qaateen gumeystihii Talyaaniga iyo midowgii...

Muqdisho dad baa lagu afduubanayaa dharaar cad- Booliska ayaa sheegay

Muqdisho (ONKOD) Ciidanka Booliska ayaa sheegay in ay socdaan baaritaan ku saabsan shaqsiyaad loo haysto  ku lug lahaanshaha afduub ka dhacay magaalada Muqdisho. Howlgal ciidanka...

Madaxwaynaha Hirshabeelle oo weerar ku qaaday CALI Jayte

Jowhar (ONKOD )  Madaxwaynaha maamul goboleedka Hirshabeelle oo ka qayb galay munaasabada 1-da Luulyo oo lagu qabtay magaalada Jowhar ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed...

Sarkaal Dowladda & mid kooxda Macwiislayda oo lagu dilay Jowhar

Jowhar (ONKOD) Wararka aan ka  helayno magaalada Jowhar ee Shabeellaha Dexe ayaa sheegaya in halkaas qarax miino oo nooca dhulka lagu aaso ah  uu...

SOOYAAL : Cali Jayte maku dhici doonaa dabinkii Generaal Xuud uu ku dhacay ?

Muqdisho (ONKOD ) Taariiqda iyada ayaa is qorta dibna isku aqrisa, gobolka Hiiraan khilaafka ka jira waxaa  uu ahaa mid soo jiitamayay tan iyo...

Saldhigyada Ilaa Hadda ATMIS ay wareejisay & waqtiga ay ka dhamayaan guud ahaan dalka.

Muqdisho (ONKOD) Bisha December ee sanadka 2024 ayaa loo asteeyay waqtiga ugu dambeeya ee ay Soomaaliya ka baxayaan guud ahaan ciidamada nabad ilaalinta ee...

MUQDISHO : Ciidan wada- tirsan Dowladda oo isku laayay.

Muqdisho (ONKOD ) Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa dagaal uu ku dhaxmaray degmada  Dayniile ee magaalada Muqdisho , kaas oo dhimasho iyo...

Shabaab oo bilaabay in dib ula wareegaan deeganadii laga saaray

Jowhar (ONKOD ) Kooxda  Al – Shabaab ayaa  maanta oo Jimcaha  la wareegay Deegaanka Daaru-nicma ee hoostaga Degmada Ruunirgood Ee Gobalka Sh/dhaxe, waxaana la...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.