image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

MUQDISHO : Ciidan wada- tirsan Dowladda oo isku laayay.

Muqdisho (ONKOD ) Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa dagaal uu ku dhaxmaray degmada  Dayniile ee magaalada Muqdisho , kaas oo dhimasho iyo dhaawac gaystay .

Iska hor imaadkan ayaa la sheegay inuu ka dhacay xaafada Siisii ee degmada Dayniile halkaas oo saacado badan dadka ku noo marti u ahayeen  rasaasta la is waydaarsanayay.

Goobjoogayaal ayaa sheegay inay arkeen meydka hal askari iyo dhaawaca labo kale, waxaana goobta soo gaaray ciidamo kale oo ka tirsan kuwa booliiska

Sida wararku sheegayaan is-rasaaseynta ayaa u dhaxeysay ciidamo ka tirsan Bolisiyo Milatari iyo ciidamo lagu soo tababaray dalka Eritrea.

Labada ciidan ayaa is-rasaaseynta ka hor waxaa dhaxmaray muran, kaddib markii ciidamada ammaanka ee Muqdisho lagu wareejiyay qabteen daqiiqadana hayeen ciidamo ka tirsan kuwa tarabarka ku soo qaatay Eritrea.

Saraakiisha Dowladda Soomaalia ma aysan faahfaahin iska hor imaadka ciidam ka wada tirsan Dowladda ku dhaxmaray degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho kaas oo waxyeelo gaystay.

Dhawr jeer sidan oo kale magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay iska hor imaadyo u dhaxeeya ciidamo ka wada tirsan Dowladda Soomaaliya

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.