image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Madaxwaynaha Hirshabeelle oo weerar ku qaaday CALI Jayte

Jowhar (ONKOD )  Madaxwaynaha maamul goboleedka Hirshabeelle oo ka qayb galay munaasabada 1-da Luulyo oo lagu qabtay magaalada Jowhar ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee Hirshabeelle.

Cali Guudlaawe ayaa si gaar ah uga hadlay  xaalada Beledwayne halkaas oo Cali Jayte oo xilka laga qaaday isku caleema saaray inuu yahay Madaxynaha maamul goboleed lagu magacaabo Hiiraan State.

Madaxwaynaha ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in haddii xilka la iska qaado la sameeyo waxyaabo badan oo aan dani ugu jirin ummadda Soomaaliyeed

Madaxweynaha ayaa xusay in HirShabelle aysan noqon karin maamul goboleedka kale, isla-markaana aysan aheyn xisbi la’isaga bixi karo marka loo baahdo.

Intaas waxa uu hadalkiisa ku daray in Hirshabeelle aysan u qabsami karin laba qaybood maamulkana uu yaha hal oo ah kan la isku raacsan yahay ee isaga hadda Madaxwaynaha ka yahay.

Sidoo kale wuxuu hoosta ka xariiqay in maamulkiisa uu ku dadaali doono sidii looga gudbi lahaa in guddoomiyeyaasha maamullada degmooyinka lagu soo magacaabo digreeto.

Hadalkan ayaa imaanaya iyadoo maamulka Hirshabeelle uu wajahayo xaalad adag oo xagga siyaasada ah .

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.