image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Mardhow Jubbaland waxay noqon gobolka 47aad ee Kenya!!

Muqdisho (ONKOD ) Jubbaland waa boog siyaasadeed  oo Somaaliya ku taalla qaabka ay hadda u taallo oo ah in qof shaqsi ah leeyahay. Dadka ku dhibban kali ah ma ah reer Gedo ee waa soomaali oo dhan.

Ayada oo loo dabbaal degayo 63 guurada Soomaliya, ayay 2dii nin ee ugu sarreysan ciidanka Kenya kulan la yeeshay shaqsi gaar ah.

Waa xaaraan protocollada dowladnimada in la dhaafo dowladda dhexe oo qayb kamid dowladdaas kulan la yeesho.

Danta Soomaalia hadda waxaa matala dowadda Federaalka. Marka waxay ahayd in ay Mahad Salad oo ah taliyaha Sirdoonka Soomaaliya, iyo taliyaha ciidanka la kulmaan.

Marka dadka aamminsan in dhibka Axmed Madoobe ku hayo Gedo iyo qabaa’ilka Jubbaland dega ay ku koobantahay way siranyihiin.

Haddii Xasan Sheekh Maxamuud uusan Axmed Madoobe wax ka qaban Jubbaland oo gobol Kenya ka mid ah ha sugi waayina Mardhow !

W.Q Ahmed Abdihadi

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.