image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Maxkamadda CQS oo xukun adag ku ridday askar dusisay muuqaal jirdil xarunta

Muqdisho (ONKOD ) Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maany xukuno ku riday Seddax Askari oo kaalin kala duwan ku lahaa muuqaal loo soo dusiyay,...

Shacab ah oo lagu laayay Shabeellaha Hoose + dadka dhaawac oo la soo qaaday

Marka (ONKOD) Inta la xaqiijiyay shan qof ayaa ku geeriyooday  shan iyo toban kalena qarax  ka dhacay deegaanka Bariiri ee goboolka Shabeellaha Hoose sida...

LAASCANOOD : Hoobiyaal ku dhacaya xaafadaha rayidka & dagaalka oo laba kacleeyay

Laascanood (ONKOD) Wararka  ka imaanaya magaalada Laascanood ee gobolka Sool ayaa sheegaya in halkaas – markale  uu  dagaal ka dhacay magaalada Laascanood ee gobolka...

40 tahriibeyaal ah oo lagu la’yahay xeebaha Talyaaniga

Roma (ONKOD ) In ka badan 40 qof  la la’yahay kadib markii doon ay saarnaayeen ay ku degtay jasiiradda Lampedusa ee dalka Talyaaniga , ...

Amniga Beledwayne ee Hiiraan miyuu faraha ka baxayaa Jayte ka dib ?

Beledwayne (ONKOD) Magaalada Beledwayne ee goboolka Hiiraan waxaa lagu qabtay kulan ujeedkiisu ahaa  amniga magaalada iyo deegaanada kale ee ku dhaw dhaw halkaas oo...

Fiqi oo difaacay mowqifka Xamse ee Khilaafka Gedo

Muqdisho (ONKOD ) Wasiirka arrimaha gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Axmed Madoobe Madaxwaynaha Jubbaland uu ki saxnaa magacaabista Guddoomiyaha gobolka Gedo. Axmed Macalin ...

Maxaa maanta ka socda degmada Baardheere oo qaraxyo ay ka dhaceen ?

Baardheere (ONKOD) Wararka naga soo gaaraya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta waddooyin ka mid ah degmadaas ay isku fidiyeen ciidanka...

PUNTLAND : ‘’Amniga –caasimadda Garoowe waa uu wanaagsan yahay ‘’

Garoowe (ONKOD)  ka dib markii soo baxay , war ku saabsan  in dad badan ay isaga cararayaan , xaafadaha magaalada  Garoowe ayaa arintaas waxaa...

DABAGAL : In ka badan 10 askari oo ku geeriyooday qaraxyo ka dhacay Baardheer

Baardheere (ONKOD ) Qaraxyo xooggan ayaa ka dhacay degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Wararka laga helayo degmada Baarsheere ee Gedo ayaa sheegaya in laba qarax...

Garoowe oo degan & ciidanka oo laga saaray magaalada

Garoowe (ONKOD ) Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka ayaa maanta ka degan ka dib markii shalay ay ka dhaceen rabashado salka ku haya wax...

Al- Shababaab miyaa dib ula wareegay deegaanadii laga saaray ee Hiiraan

Beledwayne (ONKOD) Khilaafka ka dhax jira maamulka Hirshabeelle wali wax xal ah lagama gaarin waxaana  taagan  muranka siyaasadeed eek a taagan Hirshabeelle. Guddoomiyaha xilka laga...

GAROOWE : Baarlamaanka Puntland oo meelmariyay wax ka beddalka Dastuurka

Garoowe (ONKOD ) Baarlamaanka maamul goboleedka  Puntland ayaa  ansixiyeen maanta furusta iyo  wax ka bedelka lagu sameenayo dastuurka maamulkaas. 34 Xildhibaan ayaa oggalaatay , hal...

TOOS : Dagaal ka socda magaalada Garoowe- PUNTLAND

Garoowe (ONKOD ) Dagaal u dhexeeya ciidamada Puntland iyo kuwa mucaaradka ee diidan furista dastuurka ayaa ka socda magaalada Garoowe dhawaqa rasaas culus ee  labada...

Axmed Madoobe ‘’ Diyaar ayaa u ahay wada- hadal aan la galo GEDO ‘’

Kismaayo (ONKOD) Madaxwaynaha Jubbland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa sheegay inuu diyaar u yahay wada- hadal uu la furo dadka degan gobolka Gedo oo...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.